Gudiga Madaxa Banaan oo Ay Horkaceyso Gudoomiyaha GMDQ Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey) iyo Xubno Ka Socdey Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Ayaa Maalintii Afaraad Waxey Kormeer Ku Tageen Xarumo Xisbiyo Siyaasadeed uu Kamid ahaa Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed Iyadoo ay Halkaasi Kula Kulmeen Madaxda Xisbigaas uuna Hormuud u Ahaa Gudoomiye Kuxigeenka...
Xubno uu Horkacayo Commissioner C/raxmaan Dheere ayna Wehiliyaan Madaxa Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda Maxamuud Maxamed Xasan (Sandheere) iyo Avv. C/naasir ayaa Maanta waxa ay Kormeer Ku Tageen Xarumaha Xisbiyada Kala ah Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed,Xisbiga Midnimada iyo Caddaaladda (TIIR) iyo Xisbiga Wadajir Kuwaasoo Dhamaan ay ka Socdaan Hawl maalmeedkii...
Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda Qaar Ka Socda ayaa Maanta Bilaabey in ay Kormeeraan Qaar Kamid ah Xisbiyada La Diiwaan Geliyey,kuwaasoo u Kuur Gelaya Hab sami u Socodka Hawlaha Xisbiyada iyo Xafiisyadooda,iyagoo Maanta Tagey Xarumaha Shan Xisbi Siyaasadeed kala ah Xisbiga Garsoor,Xisbiga NDP,Xisbiga...
1
XISBIGA GARSOOR
2
XISBIGA MIDNIMADA IYO DEMOQORAADIYADDA
3
XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED
4
XISBIGA QARANKA EE DIMUQRAADIGA
5
XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED
6
XISBIGA HORUMARINTA
7
XISBIGA MIDNIMADA BULSHADA SOOMAALIYEED
8
XISBIGA SINAANTA AMMAANKA IYO MIDNIMO U OLOLEYNTA
9
XISBIGA CADDAALADDA & MIDNIMADA
10
XISBIGA WADAJIR
11
XISBIGA DAMIIRKA SOOMAALINIMADA IYO HORUMARKA
12
XISBIGA CADDAALADDA IYO BADBAADADA
13
XISBIGA SHAKHSIYADDA & WADDANIYADDA SOOMAALIYEED
14
XISBIGA DADKA SOOMAALIYEED
15
XISBIGA XAL-QARAN
16
XISBIGA SHAQAALAHA SOOMAALIYEED
17
XISBIGA XORIYADDA
18
XISBIGA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED
19
XISBIGA MIDNIMO-QARAN
20
XISBIGA DALKA IYO...
Kulankan oo Ahaa Mid Lagu Gorfeynayo Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka ayaa Waxaa Kssoo Qayb Galey Masuuliyiin ka Kala Socdey Xisbiyada Dalka Ka Jira Kuwaas oo Kala ahaa Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed, Xisbiga, Xiis,Xisbiga Horumarinta,Xisbiga Midnimada iyo Dimuquraadiyada,Xisbiga Midnimo Qaran,Xisbiga Samu,Xisbiga Ileys,Xisbiga U Hiili Dadkaaga,Xisbiga Samadoon,Xisbiga Umadda.
Dood iyo Falaqeyn Dheer...
Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Ahna Xiriiriyaha Xisbiyada Siyaasadda Md Cali Maxamed Nuux Timajilc,Xildhibaanada Labada Aqal ee Federalka Soomaaliya,Wasiiro,Xildhibaanada Maamul Goboleedyada,Ururada Bulshada Rayidka,Aqoonyahano,Haween Dhalinyar iyo Marti Sharaf Kale Ayaa Maanta Ka Qayb Galey Munaasabadda Daah Furka Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed oo Maalmo ka Hor ku Guuleystey In La gudoonsiiyo Shahaadada...
Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda iyo gmdq ayaa Maanta waxa Ay Shahaada KMG Gudoonsiiyeen Sideed Xisbi Siyaasadeed oo Soo Buuxiyey Shuruudihii Laga Rabey Iyadoo Munaasabad Ka Dhacdey Xarunta GMDQ Lagu Gudoonsiiyey.
Munaasabadda Gudoonsiinta Shahaada 8deeda Xisbi Siyaasadeed Ayaa Waxaa Kasoo Qayb Galey Gudiga MDQ,Madaxda iyo Xubnaha Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada,Xildhibaano,Madaxda Xisbiyo Hore...
In Muda Ah Waxaa Shir Uga Socdey Magaalada Muqdisho Xisbiyada Siyaasada Dalka iyo Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dib U Heshiinta Iyagoo Ka Doodayey Xeerka Doorashooyinka Kaas oo Axsaabtu Si Gaar ah uga Doodayeen Mudo 5 Shan Cisho Ah Waxeyna Madaxda Xisbiyadu U Mahad Celiyeen Madaxda Wasaarada sidii ay Hawshaas...
Iyadoo maalintii shalay magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta u ah maamul gobolleedka Galmudug lagu soo doortay mid ka mid ah kuraasta ka bannaan golaha Shacabka ayuu guddiga doorashada sheegay in la qabanayo doorashada kuraasta kale ee ka banaan golaha shacabka ee degaan doorashadooda ay tahay magaalada Baydhabo.
Kuraastan dhiman ee ka...
https://www.facebook.com/GMDQSO/videos/840399186349375/
warsom2011@gmail.com

















