Wednesday, April 1, 2020
JAANTUUSKA XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED    MAGACA XISBIGA:     Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ( XMJS) Waa Xisbi Siyaasi Ah Oo Ka Jira Jamhuuriyada  Soomaaliya ,waana xisbigii ugu horeeyey ee isu taagay hirgalinta nidaamka xisbiyada badan  waxaa   la  aas aasay 29/09/1997  Waxaana Magaalada Muqdisho  Looga Dhawaaqay 06/08/1998 Iyadoo Uu Dalka Ku Jiray Bur Bur...
Wafdiga Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee BFS Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay ku jireen Xildhibaano Golaha Shacabka ka tirsan iyo Guddoomiyaasha Golayaasha Wakiiladda ee Dowlad Goboleedyada Dalka waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed iyo...
Ra’iisul Wassaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay dalka Mareykanka. Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdigiisa ayaa halkaas waxa ay kaga qeyb-galayaan shir looga hadlayo arrimo ay kamid yihiin deyn cafinta Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa inta ay Mareykanka joogaan waxa ay...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow buuxiyay Wasiiro ka banaanaa Xukuumaddiisa, isagoo magacaabay saddex Wasiir. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu magacaabay xilkii uu  ka geeriyooday Wasiirkii hore ee Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil, waxaana xilkaas loo magacaabay Saalax Axmed Jaamac oo ahaa Wasiirkii Shaqada...
Dagaalka ka soconaya nawaaxiga caasimada Tripoli ayaa sii xoogeystay , iyada oo wararku ay sheegayaan in ciidamo daacad u ah Gen Khalifa Haftar ay ka galeen magaalada saddex jiho. Wararka qaar ayaa sheegaya in milatariga Haftar ee isku magacaabay ciidamada qaranka Libya ay haatan u galeen gudaha magaalada 25 kiilo...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mar kale martiqaad u diray Madaxda Maamul Goboleedyada inay bishan isugu yimaadaan magaalada Muqdisho, si uu uga dhaco shir Golaha Amniga Qaranka. Shirkan oo loo qorsheeyay inuu dhaco 19-23 April ayaa si gaar ah martiqaad loogu diray Madaxda maamul goboleedyada, iyadoo qabsoomida shirkan la...
Dalalka ugu taagta weyn dunida iyo Qaramada Midoobey ayaa cambaareeyay dagaallada kasoo cusboonaaday dalka Libiya xilli xaaladda ay faraha kasii baxday. Dalalka ugu dhaqaalaha roon dunida ee G7 ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada ku dagaallamaya Libiya inay si degdeg ah ku joojiyaan dhaqdhaqaaqyada militari, dhanka kale, golaha ammaanka ee Qaramada...
Mareykanka ayaa qirtay duqeymo ay bisha April Soomaaliya ka fuliyeen diyaaradahiisa aan duuliyaha lahayan ay ku dhinteen dumar iyo carruur. Waa marki ugu horreysay oo uu Mareykanku qirto iney duqeymaha diyaaradihiisa ay fuliyeen ay ku dhinteen dad rayid ah tani iyo marka uu Soomaaliya ka billaabay duqeymaha dhinaca cirka ah. Toddobaad...
Taliye ku-xigeena Ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Sakiya Axmed oo shir Jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho  ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen keydkii hubka iyo qaraxyada ee ururka Shabaab ee magaaladda Muqdisho. Waxa ay sheegtay in howlgal ciidamadu ka sameeyeen degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho ay ku soo qabteen Hub, qaraxyo,...
Wasaaradda arimaha gudaha ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed lagu hakinayo shaqooyinkii ay xisbiyada ka jira dalka kawadeen deegaanada maamulkan. Warsaxafaadeedka ay soo saartay wasaaradda arimaha gudaha ayaa lagu wargeliyay in dhamaaan ururada iyo xisbiyada heer federaal iyo heer dowlad goboleed ay dib u dhigaan shaqooyinkii...