Saturday, June 6, 2026
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in xalay Al-shabaab weerar culus ku qaadeen fariisin ciidamada dowladda ay halkaa ku lahaayeen. Goobjoogayaal ayaa sheegay in Al-shabaab ay weerar ku soo qaadeen koontorool ay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku leeyihiin dhinaca Galbeed ee degmada...
Ciidanka amniga Galmudug ayaa maanta soo bandhigay dhisme ay sheegeen  inay degganayeen raggii fuliyay weerar Isniintii toddobaadkan lagu qaaday xarun uu Koonfur magaalada Gaalkacyo ka degganaa Waddaad lagu magacaabo Cabdiwali Cali Calmi Yare. Taliye ku-xigeenka Ciidammada Booliska Galmudug,Cabdi Jaamac Cabdulle (Xabeeb) ayaa sheegay in gudaha guriga ay ku arkeen raadad...