Friday, October 22, 2021
Iyadoo Beryahanba ay Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasaddu ay Kormeerayeen Xarumaha Xisbiyada Siyaasaddu Ku Leeyihiin Caasimadda Muqdisho Ayaa Maanta Waxa ay Kormeer Ku Tageen Xarumaha Shan Xisbi Siyaasadeed,kuwaasoo Si Heer Sare ah ay Madaxda Xisbiyadu ugu Soo Dhaweeyeen Gudiga iyo Xubnaha Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada...
Gudiga Madaxa Banaan oo Ay Horkaceyso Gudoomiyaha GMDQ Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey) iyo Xubno Ka Socdey Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Ayaa Maalintii Afaraad Waxey Kormeer Ku Tageen Xarumo Xisbiyo Siyaasadeed uu Kamid ahaa Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed Iyadoo ay Halkaasi Kula Kulmeen Madaxda Xisbigaas uuna Hormuud u Ahaa Gudoomiye Kuxigeenka...
Haweenka Soomaaliyeed waa in ka badan kala bar bulshada Soomaaliyeed, waxay kaalin muhiim ah ka qaataan dhammaan qeybaha nolosha ee kala duwan iyagoo marwalba tilmaam u noqday hufnaan, karti iyo horumar. Haddaba maxaa hor istaagan in haweenku kaalin mug leh ka qaataan siyaasadda dalka? Kulan looga doodayay kaqeyb-galka haweenka ee...
Labo (2) xisbi siyaasadeed oo cusub ayaa maanta shahaadada xisbinimo ee ku meel gaarka ah lagu guddoonsiiyay munaasabad  ka dhacday magaalada Muqdisho. Labada xisbi ee la guddoon siiyey shahaadooyinka waxay kala ahaayeen, Xisbiga Golaha Dimuqraadiyada Qaranka iyo Xisbiga Waddaniga Soomaaliyeed. Munaasabadda waxaa ku sugnaa madaxda Guddiga Madaxbannaan Ee Doorashooyinka Qaranka, lateliyayaasha Guddiga,  howlawadeenada  Guddiga...
                                                                                                ...
Xubno uu Horkacayo Commissioner C/raxmaan Dheere ayna Wehiliyaan Madaxa Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda Maxamuud Maxamed Xasan (Sandheere) iyo Avv. C/naasir ayaa Maanta waxa ay Kormeer Ku Tageen Xarumaha Xisbiyada Kala ah  Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed,Xisbiga Midnimada iyo Caddaaladda (TIIR) iyo Xisbiga Wadajir Kuwaasoo Dhamaan ay ka Socdaan Hawl maalmeedkii...
Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Madaxa banaan ee Soomaaliya ayaa sheegtay in siyaasiyiinta Soomaalida ay marwalba shaki galiyaan qabsoomidda doorasho qof iyo cod oo ka dhacda dalka. Xaliimo yareey ayaa hadalkan ka sheegtay furitaanka kalfadhiga 5-aad ee golaha aqalka sare ee Soomaaliya kaas oo shalay ka qabsoomay...
Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda Qaar Ka Socda ayaa Maanta Bilaabey in ay Kormeeraan Qaar Kamid ah Xisbiyada La Diiwaan Geliyey,kuwaasoo u Kuur Gelaya Hab sami u Socodka Hawlaha Xisbiyada iyo Xafiisyadooda,iyagoo Maanta Tagey Xarumaha Shan Xisbi Siyaasadeed kala ah Xisbiga Garsoor,Xisbiga NDP,Xisbiga...
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka madaxa bannaan ee Soomaaliya,Xaliimo Ismaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in xukuumadda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada aysan awood u lahayn inay caddeyaan xilliga doorashada iyo sida ay u dhacayso. Waxa ay xaqiijisay cidda kaliya ee awood u leh arrimaha doorashada inad tahay guddiga doorashooyinka madaxa bannaan, xilli ay...