Monday, April 6, 2020
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo aan weli xilka lagu wareejin ayaa xarunta maamulka gobolka kula kulmay ku xigeenada gobolka, maamulka degmada iyo laamaha amniga gobolka Hiraan, waxaana looga hadlay dardar-galinta howlaha maamulka. Maamulka ayaa soo dhaweeyn balaaran u fidiyay gudoomiyaha cusub ee dhawaan lasoo magacaabay waxaayna...
Ololahan oo ku soo beegmay xili roobaadka Gu'ga oo bilaabashadiisii xiligii Illaahay looga bartay la joogo ayaa waxaa si wadajir ah u qabanaya dawlada Hoose ee degmada Laascaanood iyo hay'adda CARE. Masuuliyiinta dawlada hoose iyo kuwa Caafimaadka oo ka hadlay ayaa waxay sheegeen in hawlgalkan ay uga dan leeyihiin in...
Xaruntii hore ee Baarlamaanka ugu horreeyay dalka uu ku shiray ayaa maanta loo beddelay xarun ay bulshada u dalxiis tageyso ,taaso ku taal degmada Boondheere,iyadoo uu u dhagax dhigay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho,Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish). Maamulka, wuxuu ku sheegay dhigax dhiga in ay dowladda hoose...
Sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Itoobiya waxaa geeriyooday qofkii u horeeyay ee qaba cudurka Covid 19, qofka geeriyooday ayaa ahaa haweeney 60 jir ah. Dalka Itoobiya ayaa maalinba maalinka xigta isa soo taraysay tirada dadka uu soo rito cudurkan Covid 19, iyadoo halka kaliya ee hadda dadka lagu...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabbilay guddiga qaranka ee Shaqaalaha Rayidka. Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka, Mudane Xasan Abshirow Maxamed oo ay weheliyeen dhammaan xubnaha guddiga ayaa warbixin ka siiyay wasiirka howlaha guddiga. "Maanta in dhammaan xubnaha...
Sarkaal katirsan maamulka Puntland ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo gaarigiisa loogu xiray xilli uu ku sugnaa waqooyiga magaaladda Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Sarkaalka la beegsaday oo katirsanaa wasaaradda maaliyadda Puntland, ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Gube, waxaana soo gaaray dhaawac culus iyadoo loola cararay isbitaalka guud ee gobolka Mudug. Waa...
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa maanta xaqiijiyay in shaqaale caalami ah oo ka shaqeeya shirkad gaar loo leeyahay oo qandaraas ku leh Qaramada Midoobay laga helay cudurka 'coronavirus (COVID-19). Shaqaalahaan waxaa uu katirsanaa shirkad ganacsi oo gaar loo leeyahay oo ka shaqeeysa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aden Abdulle...
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed kasoo saartay dagaallada galbeedka magaalada Kismaayo ku dhexmaray beelo walaalo ah. Madaxweynaha Jubbaland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in xilligaan dagaalo sokeeye dhacaan, inkastoo maamulkiisa lagu dhalleecayay inuu ka gaabiyay sidii uu ukala dhexgeli lahaa beelaha colaadu dhextaal oo dirirtoodu soo noqnoqatay. Dagaalada dhacayay...
Haweeneyda u tartamaysa kursiga Kongareeska Maraykanka Ilhan Omar ayaa ku eedeysay Madaxweyne Trump inuu si xun u maareeyay jawaabta Mareykanka ee coronavirus. 'Waxaan u maleynayaa maalinba maalinta ka dambeysa inay sii caddaaneyso sida xun ee maamulkan gabi ahaantiisba ugu fashilmay talada shacabka Mareykanka,' ayay tiri Ilhan. "Waxaan haysannaa dalka ugu qanisan...
Dhawaqa digniinta ee duqeymaha cirka, hoonka maraakiibta, kan gawaarida iyo midka tareennada ayaa laga yeeriyay guud ahaan waddanka Shiinaha, taas oo lagu xasuusanayay dadkii u dhintay cudurka coronavirus. Dalkaasi muddo saddex daqiiqadod ah waxaa gebi ahaanba la joojiyay dhaqdhaqaaqii taas oo lagu xusayay dadkii ay waxyeellada ka soo gaartay cudurkaasi. Guud...