Madaxda Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyyed ayaa Hambalyo Ku Aadan Sanad guurada 58'aad ee 1da July U Diray Umadda Soomaaliyeed Meel Kasta oo Ay Ku Noolyihiin iyagoo u Rajeeyey Sanadkan Kiisa Kale in ay ku Gaaraan Horumar iyo Barwaaqo.
Cali Maxamed Nuux Timajilic Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa Isaga oo...
Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xafiiskooda Diiwaangelinta ayaa Maanta Gudoonsiiyey Shan Xisbi Siyaasadeed Shahaadada KMG,kuwaas oo Kusoo Biirey Toban Xisbi Siyaasadeed oo hore Shahaadada kmg u Haystey,Xisbiyadan oo Kala ah Xisbiga Socod,Xisbiga Dadka,Xisbiga Caddaaladda iyo Badbaadada,Xisbiga Xal Qaran,iyo Xisbiga Shaqsiyada iyo Wadaniyada.
Kulankan Shahaado Gudoonsiinta Xisbiyada Siyaasadeed ee Shanta...
Habka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya ee Sanadka 2020
Qodobka 1aad: Dhinacyada heshiiska
Waxaa heshiiskan wada-gaaray Dowladda Federaalka, Iyo Dawldaha Xubnaha ka ah, iyo Maamulka gobolka Benaadir.
Qodobka 2aad: Hordhac
Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee laguqabtay Baydhabo 3-4 June, 2018ka,
Markii ay tixgaliyeen kulankii Golaha Amniga Qaranka ee 6-10kii Febraayo, 2018 kaasoo lagu aasaasay Guddiga...
Madaxa Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda ee GMDQ Maxamuud Maxamed Xasan Sandheere Ayaa Qoraal kasoo baxey waxaa lagu Hakiyey Kulan ay Yeelan lahaayeen Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Madaxda 14 Xisbi Siyaasadeed oo Haysta Diiwaan gelin KMG.
Qoraalkan oo Madaxda Xisbiyada Loo Wada direy ayaa waxaa Lagu Sababeeyey In...
Warqad Kasoo Baxdey Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya ayaa Waxaa Lagu Wargeliyey 14 Xisbi Siyaasadeed oo Diiwaangelin KMG ah Haysta Kuwaas oo Loo Sheegey in ay kasoo Qayb Galaan Kulan ka Dhici Doona 04/06/2018 Dhismaha Gudiga Madabanaan ee Doorashooyinka Qaranku Ka Deganyahey Xarunta Madatooyada Villa-Soomaaliya.
Xisbiyada Kulanka Lagu...
Xafiiska Diiwaan Gelinta Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ee GMDQ Ayaa Waxa uu Wargelin u kala Direy Toban Xisbi Siyaasadeed oo Haysta Shahaadada kmg ah,Iyadoo ay Muddo Hal Sano ah ay kasoo Wareegtey Markii Xafiiskan Ay Xarigga ka jareen Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya.
Xafiiska Ayaa Madaxda iyo Xarumaha Xisbiyada...
Ma Dooneysaa In Aad Wax ka ogaato (Code of Conduct) Xeerka Anshaxa ee Gudiga MDQ iyo Shaqaalahooda?.
Xeerka Aqlaaqda Xubnaha iyo Shaqaalaha Guddiga 1. Xorriyadda iyo dhexdhexaadnimada xubnaha
a) Xubnaha Guddiga Qaran ee Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo shaqaalaha Komishanku waa inay gutaan waajibaadkooda caddaalad iyo dhexdhexaadnimo, iyagoo ku saleysan daacadnimo la'aan cabsi iyo nacayb iyo dhexdhexaadnimo oo saameyn kara:
i. Hay'ad kasta oo dawladeed;
ii. Xisbi siyaasadeed;
iii.Xuseysi bixinta;
iv. Hay'ad...
Wafdi ka socdo GMDQ ayaa hawlo isugu jira aqoon is weydaarsi iyo kor-joogteyn doorasho ku tegay waddanka carbeed ee Tuniisiya. Dadweynaha waddanka Tuniisiya ayaa taariikhdu markay ahayd 7-05-2018 u dareeray goobaha cod-bixinta si ay uga qayb-qaataan doorashooyinka dowladaha hoose.
Taariikhdu markay ahayd 6-05-2018 magaalada Tunis waxaa ka qabsoomey kulan aqoon...
Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Cali Maxamed Nuux Timajilic Gudoomiye Kuxigeenada Xisbiga,Xoghayaha Guud ee Xisbiga Gudiga Fulinta Xisbiga Waxey Hambalyo Ku Aadan Bi;ashada Bisha Ramadaan U Direen Guud ahaan Muslimiinta Caalamka Gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed Meel Kasta oo ay Caalamka Kaga Noolyihiin.
Gudoomiyaha Xisbiga Timajilic oo Warbaahinta la Hadlayey ayaa...
WASHINGTON, D.C. - Mashruuc cusub ayaa bixin doona gargaar muhiim ah si loo caawiyo dhismaha nidaamyada doorashooyinka, xoojiya bulshada rayidka ah iyo dhiirigelinta ka qaybgalka bulshada ee Soomaaliya, Creative Associates International ayaa ku dhawaaqday.
Waxaa loo yaqaan "Midnimada, Daacadnimada, iyo Aqoonsiga Dimuqraadiyadda," mashruuc shan sano ah ayaa laga bilaabay Muqdisho...