Saturday, April 18, 2026
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in dagaal saaka dhexmaray ciidamadeeda iyo xoogaga kula dagaalamaya gobolka Sool ay kusoo biireen saraakiil ka timid magaalada Muqdisho. Somaliland ayaa sheegtay in dagaalka saaka ay qayb ka ahaayeen taliyayayaal ka yimid Muqdisho, kadib markii taliyayaashii hore ee Ciidamada booliiska iyo badda Soomaaliya, ay dhawaan kasoo...
Waxaa cabsi aad u xoogan ay lasoo daristay kooxaha magaalada Muqdisho ku iibiya waxyaabaha maanka dooriya iyo Ciyaal weerada, kadib marki kooxda Al-shabaab ay beegsi ku bilaawday doonaan kooxahaan oo dhibaato xoogan ku hayay shacabka ku dhaqan Muqdisho. Al-shabaab ayaa labadii habeen ee lasoo dhaafay duuleedka iyo gudaha magaalada Muqdisho...
Guddiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, ayaa isugu yimid kulan ay uga doodayeen hubka sida sharci darrada ah isaga kala goosha Soomaaliya iyo Yemen, iyo baaritaanno lagu sameeyo dhaqaalaha Al-Shabaab. Guddiga ayaa sheegay inay sii wadi doonaan baaritaanka ilaha dhaqaalaha Al-Shabaab...
Gobolka Banaadir oo ay ku noolyihiin tirada ugu badan ee ummad Soomaaliyeed ayuu masuul ka yahay, mana u muuqdo qof masuuliyaddaas dareensan. Muqdisho maalin walba waxaa ka dhaca dilal, maaha hal dil ee waa dilal, kuwa waxaa geysta Shabaab, kuwa waxaa geysta ciidanka dowladda, kuwa kalana waxaa geysta gacmo saddexaad...
Xalay keliya Muqdisho waxaa lagu diley 8 qof oo shacab ah oo labo kamid ah qoriga Sababka loo yaqaan lala dhacay. Saaka keliya 2 qof oo shacab ah ayaa lagu diley Muqdisho,Celcelis ahaan maalintii 4 qof Muqdisho waa lagu dilaa sidaas oo ay tahay dad ayaa weli ammaan & durbaan...
 Villa Soomaliya oo Kiiska Ikraan Tahliil Lugta la galay & Shuutoo Ka badbaaday dil +Xogta. https://youtu.be/VmYgi6Wr990     
Dagaalka ayaa dhacay kadib markii ciidan iyo gawaari uu watay Gudoomiyaha degmada Yaaqshiid loo diiday inuu ka gudbo Kontarool laga ilaaliyo magaalada oo halkaas ku yaala. Waxaa bartaas Kontarool jooga ciidamo katirsan kuwa Booliska iyo waliba kuwa katirsan NISA iyadoo isfahan waa dhexmaray ciidamada uu sababay in halkaas uu dagaal...
Dalka ayaa galay xaalad amni oo aad u xun waxaana laga cabsi qabaa in xaaladda kasii darto, haddii aysan dowladda la imaanin isbadal deg deg ah. Siinaay dagaal ka dhacay oo laba ciidan ah waxaa ku dhaawacmay Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid, waxaana jira Khasaare kale, waana markii 2aad oo halkaas lagu...
Eng Maxamuud Caydiid Durraan, wasiirka isgaarsiinta, tiknolojiyadda iyo warfaafinta Puntlan oo ka jawaabtay eedeymo kaga yimid Muuse Biixi Maamulka Puntland ayaa gaashaanka u daruuray eedeymo ay wasaaradda gaashaandhigga ee Somaliland u jeedisay oo ay ku sheegtay in Puntland ay saakay qayb ka ahayd weerar lagu soo qaaday saldhig ciidan oo...