Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay dagaalka saaka ka dhacay duleedka Laascaanood ku qabatay 20 maxbuus, 2 baabuur, 15 qori oo kuwa culus ah iyo hub fudud oo tiro badan.
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, oo warbaahinta Hargaysa kula hadlay, ayaa sheegay in dagaalka saaka ay ku gacan sareeyeen...
Allaha ha u naxariistee, waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan Maxamuud Maxamed Seeyseey oo katirsanaa barlamaanka Soomaaliya, sida u shaaciyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe.
"Waxaan murugada iyo xanuunka la qaybsanayaa qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seeyseey...
Wararka ka imaanaya magaalada Lamu ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax miino oo geystay khasaare dhmasho iyo dhaawac leh lagula eegtay duuleedka magaaladaasi gaari ay leeyihiin ciidamada dalka Kenya.
Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa miinada nooca dhulka la galiyo laguna aasay inta u dhaxeysa deegaanada...
Somaliland ayaa sheegtay in kooxo ay ku tilmaantay huwan, oo ay sheegtay in argagixiso kamid tahay isla markaana ay Puntland hogaaminayso ay weerar muddo la qorshaynayay kusoo qaadeen fadhiisimada millatariga ee aaga Laascaanood.
Qoraal lagu baahiyay boga Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland, ayaa lagu sheegay in saaka subaxdii hore ay xoogaga ka...
Shirka golaha wadatashiga qaran ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.
Shirka ayaa arrimaha ugu muhiimsan ee diirrada lagu saarayo waxay yihiin amniga, gaar ahaan wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.
Wasiirka warfaafinta Koobfur Galbeed, Xasan Cabdulqaadir Maxamed, ayaa BBC...
Madaxweyne William Ruto ayaa bogaadiyay horumarka ay bulshada Bariga Afrika ku tallaabsatay tan iyo markii la aasaasay ku dhawaad 25 sano ka hor.
Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in la joogo waqtigii dib loo eegi lahaa heshiiska si loo waafajiyo isbeddelada casriga ah.
Waxa uu sheegay in EAC ay ku...
Ururka Saxafiyiinta (SJS), Ururka Warbaahinta (SOMA) iyo ururka Badbaadada Suxufiyiinta, (SMSJ) ayaa ka dhiidhiyay xariga sharci darrada ah ee lagu hayo Xoghayaha Guud ee SJS Cabdalle Axmed Muumin, waxayna ku baaqeen in si shuruud la’aan ah loo sii daayo.
Weriye Cabdalle Muumin waxa uu si qarsoodi ah ugu xiran yahay...
Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa xoojinaya xiriirka labada dal ee dhinacyada kala duwan ee iskaashiga, sida uu sheegay xoghayaha koowaad ee safaaradda Soomaaliya ee Itoobiya Maxamed Cumar Yariisow.
Xoghaye Maxamed Cumar Yariisow oo wareysi gaar ah siiyay ENA ayaa sheegay in xiriirka Itoobiya iyo Soomaaliya uusan ahayn oo kaliya in ay...
Buuraleyda fogfog ee Puntland, waxaa todobaadkan ku dagaalamay Al-Shabaab iyo Daacish, dagaaladii ugu dambeeyay ayaa u dhaxeeyay dhinacyada isku haya gacan ku heynta iyo saameynta buuraleyda Cal-Miskaad tan iyo dabayaaqadii sanadkii 2018-kii.
Khubarada amniga ayaa sheegay in ciidamada ISIS ee Soomaaliya jooga oo ka tiro yar Al-Shabaab ay weli halis...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha dowladda Mareykanka ee Soomaalya Larry Andre ayaa kala saxiixday heshiis la xariira tayaynta ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiskaan uu yahay mid lagu xoojinaayo tababarada iyo qalabeynta ciidamada Kumaandooska...