Wednesday, December 4, 2024
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh oo wareysi siiyay telefishinka caalamiga ah ee Aljazeera, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wada hadal uu la galo Ururka Alshabaab. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa ku xiray shuruudo lagula heshiiyo Alshabaab, sharuudahaas oo uusan madaxweynuhu ku sheegin wareysiga uu bixiyay. Xasan Sheikh waxa uu xusay in dadka...
Israel ayuu hilinkani sheegay inay kula jirto wada hadal soconaya, iyadoo doonaysa inay ballaariso wax lagu sheegay ”Heshiiskii Ibraahiimiga, sida ay warbaahintani sheegtay warbaahintu maanta. Israel ayaa lagu soo warramayaa inay kala xaajoonayso dalalka Indonesia, Somalia, Niger iyo Mauritania si loo caadiyeeyo xiriirkooda ama kuwa aan abid la yeelan sida...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax lala beegsaday Guddoomiye kuxigeenka labaad ee degmadaas, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa la sheegay in meel kamid ah gurigiisa loogu xiray Gudoomiye Ku-xigeenka 2aad ee degmada...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa maanta soo saaray go’aan culus oo la xiriira doorashooyinka qof iyo cod ee goleyaasha deegaanka ee maamulkaasi. saciid Deni oo wareegto soo saaray ayaa asteeyay xilliga ay dhaceyso doorashada goleyaasha deegaanka ee Puntland, taas oo laga dhigay maalin...
DAAWO :Farmaajo oo ka argagaxay Dhoolatuskii Axmed Madoobe,macquul in bilooyin kadib ay dowladda.... https://youtu.be/d1Ut2UnC7Mw       
Guddoomiyihii hore ee Doorashooyinka Puntland, Guuleed Saalax oo ka sharci-darro ku tilmaamay asteynta maalinta doorashada qof iyo cod eemadaxweyne Deni:   Deni markii uu boobayay kuraastii Baarlamaanka Federaalka waxaan sheegay inuu kasoo qaadidoono hungo iyo qoomamo, maanta oo uu markale u soo tafaxaytay boob kale wuxuu ku dambayndoonaa markale hungo iyo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamada ammaanka iyo rag hubeysan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir. Dagaalkan ayaa yimid, kadib markii xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen fariisin ciidamada Booliska ay ku...
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo saartay amar culus oo ku socda shirkadaha Isgaarsiinta dalka, kadib kulan ay isugu yimaadeen madaxda Wasaaradda, kaas oo uu guddoomiyay wasiir Jaamac Xasan Khaliif. Shirkan oo ahaa mid muhiim ah ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xuseen Axmed Culusow iyo...
Weriyaha Afrika ee Idaacadda Norwey ee Afrika oo wareysi la yeeshay Maxamed Xaaji Ingiriis, oo ah cilmi-baare ka tirsan Waaxda Taariikhda Caalamiga ah ee London School of Economics and Political Science (LSE), oo cilmi-baaris ballaaran u sameeyay Al-shabaab. sanadihii la soo dhaafey. Vegard Tjørhom: Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre...
 Madaxweynihii hore ee somaliya maxamed cabdulaahi  Farmaajo oo madaxweynaha soomaliland muuse Biixi Cabdi u sameyey Arin lama Filaan ah & Xasan shiikh Fariin uu udirey  Qabiilada Tabanaya. https://youtu.be/FIWOPguPi3c