Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyee, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Kulan Dag Dag ah iskugu Yeeray shirka Qamiis la ah ee Hoggaamada iyo Fadhiyada madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Kulankaasi dag dag ah ayaa ujeedkiisu aheyd sidii wax looga qaban lahaa Xaaladaha amni-daro ee Ku soo Korartay Caasimada iyo...
Muuse Suudi qofkii ku soo gardarooda waa iska celiyaa, Arinta Cabdalla Muumin qabiil maaha”Cali Nuux
Muuse Suudi qofkii ku soo gardarooda waa iska celiyaa, Arinta Cabdalla Muumin qabiil maaha”Cali Nuux
https://youtu.be/fhWZgi--da8
Waxaa Maanta Sideedii Duhurnimo ah ka dhacay degmada Wartanabada ee magaalada Muqdisho dil si aad ah looga argagaxay oo loo geystay nin magaciisa lagu sheegay Ismaaciil Maxamed Cabdulle.
Dilkaan ayaa la sheegay inuu geystay nin ku hubeysnaa Tooreey ama Mindi aad u dheer, kaasoo qoorta iyo meelo kale kala dhacay...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in qalalaasihii Laascaanood ay ka faa'iidaysteen kooxo la fikir ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.
Faysal waxa uu sheegay in isku dhicii Ciidamada Somaliland iyo dadkii ka mudaharaadayay dilalka soo noq noqday ee Laascaanood, uu isku badalay dagaal xaaraan ah,...
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in ugu yaraan toban qof ay ku dileen weerarro kala duwan oo xalay ka dhacay labo degmo oo ka tirsan magaalada Muqdisho.
Kooxda ayaa sheegtay in weerarradan ay ku bartilmaameedsadeen dad ay sheegeen in ay ka ganacsadaan daroogada, dhallinyaro ciyaal weero ah iyo kooxo burcad ah.
Warbaahinta...
Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw ku dilay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeysanayay Mooto Bajaaj.
Askariga dilka geystay ayaa la sheegay inuu horay u ka xeystay Mootada marxuumka dhintay, waxaana goobta dilka uu ka dhacay banaanbax ka sameeyay qaar ka md ah...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay...
Wakiilo ka socday dalalka Qatar, Soomaaliya, Türkiye, Imaaraadka Carabta, UK, iyo Mareykanka ayaa ku kulmay magaadal Washington DC, si ay uga wada-hadlaan ammaanka Soomaaliya, dowlad dhiska, horumarka iyo ahmiyadaha gargaarka bani’aadannimo.
Dalalkan ayaa taageero u muujiyey sida Soomaaliya ay diiradda u saareyso ka-hortagga argagixisada iyo tayeynta awoodaha dowladda.
Waxay sidoo kale...
M/weynihii hore ee Dalka Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Laascanood u diray gurmad xoggan,diyaarado Ciidan oo Muqdisho laga diray
https://youtu.be/llbdMRIEGQ4
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehlinaayay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Maanta dowladda Mareykanka kala wareegay hub iyo saanad ciidan.
Hubka iyo saanada ciidan oo ay dowladda Mareykanka ku wareejisay dowladda Soomaaliya ayay ugu tala gashay ciidanka Kumaandooska Danab...


















