R/wasaaraha Xukuumadda Federalka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

0
425

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo uu wehliye Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa dib ugu soo laabtay caawa magaalada Muqdisho.

Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Baydhabo kaga qaybgalay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran,halka M/weyne Xasan shiikh uu u kicitimey Dalka Uganda.

Lama oga waxa ay ku kordhin karaan Xalinta iyo Deminta Qeyladhaan Qabaailka Qaarkood iyo Dad ka Cabanaya Dhul boob lagu hayo Deegaanaddi ay Degenaayeen oo meelo kala duwan oo Magaalada Muqdisho ah.