Xalay keliya Muqdisho waxaa lagu diley 8 qof oo shacab ah oo labo kamid ah qoriga Sababka loo yaqaan lala dhacay.
Saaka keliya 2 qof oo shacab ah ayaa lagu diley Muqdisho,Celcelis ahaan maalintii 4 qof Muqdisho waa lagu dilaa sidaas oo ay tahay dad ayaa weli ammaan & durbaan tumid ugu jira Xasan Sheikh Maxamuud oo hadda meel uu ka baxay la la’yahay.