Dadka la dilay waxa Magacyadooda lagu sheegay Aamina Maxamed iyo Cabdirisaaq Cadaawe.
Rag hubeysan ayaa goor dhaw ku dilay Magaalada Muqdisho laba Ruux oo la sheegay iney ahaayen Saraakiil u shaqeyn jiray Hey’addaha dhinaca Bini’aadanimada Ee Jooga Soomaaliya.
Wararka qaar ayaa sheegaya in labada Ruux Ee la dilay oo ay gabari...
Madaxda Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa la sheegay inay nabad qabaan,kuwaas oo la diiday inay maxkamadeynta Baare C/llaahi Cosoble in meel ka baxsan Gobolka Gedo lagu qaado.
Inta la og yahay Hal qof ayaa dhintay tacshiiradaasi,kaas oo ahaa Madaxii ilaalada garoonka diyaaradaha Dooloow oo lagu magacaabi jiray Ganeey,waxaana xaaladu ay...
1. Xilldhibaan Yuusuf Xuseen Axmed Gamaadiid
2. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow
3. Xildhibaan Axmed Cabdi Kooshin
4. Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan
5. Xildhibaan Nasra Saalax Cabdi
6. Xildhibaan Duniya Cismaan Yuusuf
7. Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Nadiif
8. Xildhibaan Maxamed Muxumed
9. Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamuud Daqare
10. Xildhibaan Maxamed Aadan Daahir
11. Xildhibaan Cali Xasan
12. Xildhibaan Nasra Mahdi Caraale
13. Xildhibaan...
Raiisul wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Daah furay imtixaanka macalimiinta cusub ee u tartamayo seddex kun oo macalin oo ay dowladda Soomaaliya qaadaneyso.
Imtixaanka waxaa ka Galey 8000 oo macallin, oo ku galaya imtixaanaadka 22 goobood oo ku kala yaala 11 magaalo
Wasiirka waxbarashada XFS ayaa sheegtay in Gobolka...
Koox Bastoolada ku hubeysan ayaa 2 nin ku dishay Isgoyska Fagax ee Muqdisho halka ay dhaawaceen 2 kale, waxaana la sheegayaa halka uu dilka ka dhacay in ay aheyd goob lagu iibiyo Maandooriyaha.
Waa goobtii 2-aad oo 24 saac gudahood ay weeraraan koox Bastooladey ah islamarkaana ay dad ku dilaan....
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa madaxweynaha Somaliland ku eedeyay in uu hor istaagay dhamaan talaabooyinkii nabad looga dhalin lahaa magaalada Laascaanood.
"Waxan rabaa in aan halkan ka caddeeyo talaabo kasta oo nabadeed oo aanu qaadnay in ay ka socon wayday dhinaca madaxweynaha" ayuu yidhi Khaliif.
Waxa uu sheegay in...
Ciidanka Booliiska degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa xalay gacanta ku soo dhigay seddax nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo watay hub.
War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in lasoo qabtay raggaan iyagoo moota Bajaaj ku watay Qori RBG ah, oo la sheegay...
Waxaa mar kale dib u soo laba kacleyay kiiskii Ikraan tahliil faarax oo aheyd sargaalad ka tirsan hay'adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya lana waayay mudda hada hada laga joogo labo sano waxaana soo shaac baxay arimo cusub ee la xariirka kiiska ikraan.
Nabad sugida soomaaliya ayaa bilowgii sheegtay...
Xildhibaanada BFS ee Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa ku dhawaaqay in ay yeelanayaan shir AAYO ka tashi ah, kadib markii ay sheegeen in dowladda Soomaaliya ay ka waayeen xuquuqdii ay ku lahaayeen.
Hore waxaa sidaan oo kale shir u yeeshay Beelaha Xawaadle, Murusade iyo Gaaljecel, lkn kan ayaa ah kii...
Wararka Ka Imaanaya Taliska Ciidamada ATMIS ayaa waxaa lagu Soo Waramayaa in ay Sheegeen in ay Aad uga Xunyiyihiin Dhacdadii Diyaarad ku Burburtey Garoonka Balidoogle ee Gobolka Baay iyadoo Waxyeelo kasoo gaartey Qaar kamid ah Ciidamada Danab ee Dawladda Federalka Soomaaliya.
Lama Sheegin Waxyaabaha Sababey Shilkaan Diyaaradeed ee kusoo beegmay...


















