Monday, August 10, 2026
Xalay keliya Muqdisho waxaa lagu diley 8 qof oo shacab ah oo labo kamid ah qoriga Sababka loo yaqaan lala dhacay. Saaka keliya 2 qof oo shacab ah ayaa lagu diley Muqdisho,Celcelis ahaan maalintii 4 qof Muqdisho waa lagu dilaa sidaas oo ay tahay dad ayaa weli ammaan & durbaan...
 Villa Soomaliya oo Kiiska Ikraan Tahliil Lugta la galay & Shuutoo Ka badbaaday dil +Xogta. https://youtu.be/VmYgi6Wr990     
Dagaalka ayaa dhacay kadib markii ciidan iyo gawaari uu watay Gudoomiyaha degmada Yaaqshiid loo diiday inuu ka gudbo Kontarool laga ilaaliyo magaalada oo halkaas ku yaala. Waxaa bartaas Kontarool jooga ciidamo katirsan kuwa Booliska iyo waliba kuwa katirsan NISA iyadoo isfahan waa dhexmaray ciidamada uu sababay in halkaas uu dagaal...
Dalka ayaa galay xaalad amni oo aad u xun waxaana laga cabsi qabaa in xaaladda kasii darto, haddii aysan dowladda la imaanin isbadal deg deg ah. Siinaay dagaal ka dhacay oo laba ciidan ah waxaa ku dhaawacmay Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid, waxaana jira Khasaare kale, waana markii 2aad oo halkaas lagu...
Eng Maxamuud Caydiid Durraan, wasiirka isgaarsiinta, tiknolojiyadda iyo warfaafinta Puntlan oo ka jawaabtay eedeymo kaga yimid Muuse Biixi Maamulka Puntland ayaa gaashaanka u daruuray eedeymo ay wasaaradda gaashaandhigga ee Somaliland u jeedisay oo ay ku sheegtay in Puntland ay saakay qayb ka ahayd weerar lagu soo qaaday saldhig ciidan oo...
Dadka la dilay waxa Magacyadooda lagu sheegay Aamina Maxamed iyo Cabdirisaaq Cadaawe. Rag hubeysan ayaa goor dhaw ku dilay Magaalada Muqdisho laba Ruux oo la sheegay iney ahaayen Saraakiil u shaqeyn jiray Hey’addaha dhinaca Bini’aadanimada Ee Jooga Soomaaliya. Wararka qaar ayaa sheegaya in labada Ruux Ee la dilay oo ay gabari...
Madaxda Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa la sheegay inay nabad qabaan,kuwaas oo la diiday inay maxkamadeynta Baare C/llaahi Cosoble in meel ka baxsan Gobolka Gedo lagu qaado. Inta la og yahay Hal qof ayaa dhintay tacshiiradaasi,kaas oo ahaa Madaxii ilaalada garoonka diyaaradaha Dooloow oo lagu magacaabi jiray Ganeey,waxaana xaaladu ay...
1. Xilldhibaan Yuusuf Xuseen Axmed Gamaadiid 2. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow 3. Xildhibaan Axmed Cabdi Kooshin 4. Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan 5. Xildhibaan Nasra Saalax Cabdi 6. Xildhibaan Duniya Cismaan Yuusuf 7. Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Nadiif 8. Xildhibaan Maxamed Muxumed 9. Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamuud Daqare 10. Xildhibaan Maxamed Aadan Daahir 11. Xildhibaan Cali Xasan 12. Xildhibaan Nasra Mahdi Caraale 13. Xildhibaan...
Raiisul wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Daah furay imtixaanka macalimiinta cusub ee u tartamayo seddex kun oo macalin oo ay dowladda Soomaaliya qaadaneyso. Imtixaanka waxaa ka Galey 8000 oo macallin, oo ku galaya imtixaanaadka 22 goobood oo ku kala yaala 11 magaalo Wasiirka waxbarashada XFS ayaa sheegtay in Gobolka...