Monday, August 10, 2026
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in ugu yaraan toban qof ay ku dileen weerarro kala duwan oo xalay ka dhacay labo degmo oo ka tirsan magaalada Muqdisho. Kooxda ayaa sheegtay in weerarradan ay ku bartilmaameedsadeen dad ay sheegeen in ay ka ganacsadaan daroogada, dhallinyaro ciyaal weero ah iyo kooxo burcad ah. Warbaahinta...
Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw ku dilay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeysanayay Mooto Bajaaj. Askariga dilka geystay ayaa la sheegay inuu horay u ka xeystay Mootada marxuumka dhintay, waxaana goobta dilka uu ka dhacay banaanbax ka sameeyay qaar ka md ah...
  Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.   Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay...
Wakiilo ka socday dalalka Qatar, Soomaaliya, Türkiye, Imaaraadka Carabta, UK, iyo Mareykanka ayaa ku kulmay magaadal Washington DC, si ay uga wada-hadlaan ammaanka Soomaaliya, dowlad dhiska, horumarka iyo ahmiyadaha gargaarka bani’aadannimo. Dalalkan ayaa taageero u muujiyey sida Soomaaliya ay diiradda u saareyso ka-hortagga argagixisada iyo tayeynta awoodaha dowladda. Waxay sidoo kale...
M/weynihii hore ee Dalka Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Laascanood u diray gurmad xoggan,diyaarado Ciidan oo Muqdisho laga diray https://youtu.be/llbdMRIEGQ4     
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehlinaayay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Maanta dowladda Mareykanka kala wareegay hub iyo saanad ciidan. Hubka iyo saanada ciidan oo ay dowladda Mareykanka ku wareejisay dowladda Soomaaliya ayay ugu tala gashay ciidanka Kumaandooska Danab...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in dagaal saaka dhexmaray ciidamadeeda iyo xoogaga kula dagaalamaya gobolka Sool ay kusoo biireen saraakiil ka timid magaalada Muqdisho. Somaliland ayaa sheegtay in dagaalka saaka ay qayb ka ahaayeen taliyayayaal ka yimid Muqdisho, kadib markii taliyayaashii hore ee Ciidamada booliiska iyo badda Soomaaliya, ay dhawaan kasoo...
Waxaa cabsi aad u xoogan ay lasoo daristay kooxaha magaalada Muqdisho ku iibiya waxyaabaha maanka dooriya iyo Ciyaal weerada, kadib marki kooxda Al-shabaab ay beegsi ku bilaawday doonaan kooxahaan oo dhibaato xoogan ku hayay shacabka ku dhaqan Muqdisho. Al-shabaab ayaa labadii habeen ee lasoo dhaafay duuleedka iyo gudaha magaalada Muqdisho...
Guddiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, ayaa isugu yimid kulan ay uga doodayeen hubka sida sharci darrada ah isaga kala goosha Soomaaliya iyo Yemen, iyo baaritaanno lagu sameeyo dhaqaalaha Al-Shabaab. Guddiga ayaa sheegay inay sii wadi doonaan baaritaanka ilaha dhaqaalaha Al-Shabaab...
Gobolka Banaadir oo ay ku noolyihiin tirada ugu badan ee ummad Soomaaliyeed ayuu masuul ka yahay, mana u muuqdo qof masuuliyaddaas dareensan. Muqdisho maalin walba waxaa ka dhaca dilal, maaha hal dil ee waa dilal, kuwa waxaa geysta Shabaab, kuwa waxaa geysta ciidanka dowladda, kuwa kalana waxaa geysta gacmo saddexaad...