DEG DEG:- Laba ruux ayaa lagu dilay hadda Aagga Maqaayadda Fatxi Taleex

0
620

Dadka la dilay waxa Magacyadooda lagu sheegay Aamina Maxamed iyo Cabdirisaaq Cadaawe.

Rag hubeysan ayaa goor dhaw ku dilay Magaalada Muqdisho laba Ruux oo la sheegay iney ahaayen Saraakiil u shaqeyn jiray Hey’addaha dhinaca Bini’aadanimada Ee Jooga Soomaaliya.

Wararka qaar ayaa sheegaya in labada Ruux Ee la dilay oo ay gabari ku jirtay ay u shaqeyn jiren Hey’addaha African Action Help iyo UNHCR.