Tuesday, January 14, 2025
Kooxda An-Nusra oo ka dagaalanta dalka Suuriya, isla markaana xiriir la leh Al-Qaacida ayaa sii daysay maanta 16-askari oo dalka Lubnaan u dhashay, taasoo qeyb ka ah heshiis maxaabiista lagu kala wareegsanayo oo ay fududeysay xukuumadda Qatar. Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Lubnaan ayaa warbaahinta wararka wadanka Lubnaan ayaa sheegay inay...
Gudmiha xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed C/nuur Axmed Darmaan Gud/kuxigenka xmjs Cali Maxamed Nuux(timajilic),gudiga fulinta golaha dhexe iyo dhamaan xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed,waxey hambalyo ku aadan munaasabada sanadguurada koowaad ee kasoo wareegtey aas aaska xisbiga Daljir u direen madaxda iyo xubnaha xisbiga Daljir. Munaasabad lagu maamusayey sanadguuradii 1'aad ee aas...
Madaxweynihii hore ee Somalia, Sheekh  Shariif Sh. Axmed oo ka hadlay colaadda ka taagan Gaalkacyo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalladii dhawaan ka dhacay magaaladaas, isagoo ugu baaqay dhinacyada inay joojiyaan dagaalka, ayna nabad ku xalliyaan khilaafaadyada u dhexeeya. Sh. Shariif ayaa sheegay in maanta ay ahayd in laga...