Hayado Sheega inay Bulshada Ka Caawiyan waxyaabo Badan oo Daruuri u ah Noloshooda ayaa waxa ay Qaybaha Bulshada waxeyin Mudaba ah ku Hayeen Bahdilaad iyo Quursi Magac Dil ku ah Dadka Soomaaliyeed,Hay'adahan ayaa Waxaa kamid ah Hay'adda CREATIVE,CAISA,USAID, iyo Kuwa kale Waxeyna Caado ka Dhigteen In ay Soo Kaxeystaan...
iyadoo calaamad u ah xudduudaha doorashooyinka lagu qabtay Nairobi-Kenya ayaa Shirku waxaa soo qabanqaabiyay Waaxda Arrimaha Siyaasadda ee Midowga Afrika waxaana fududeeyay Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).
Tababarku waxaa sidoo kale qayb ka ahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ay ku jiraan Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga Xuduudaha,...
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe kulan kula qaatay danjiraha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating.
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa joogay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Horumarinta reer Miyiga, Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare, Wasiirka Caddaalada iyo Arrimaha Diinta iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada Dowladda...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Qabri-Dahare ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in halkaa ay ka jirto xiisad ka dhalatay gabar 20 sano jir ah oo meydkeeda la helay.
Taysiir Cumar Maxamed oo ah gabadha meydkeeda la helay ayaa la sheegay in markii hore ay qabteen ciidamada maamulka halkaa ka...
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la horgeynaya sharciga Shirkadaha dalka, waxaana ka mid hindise sharciyeedyada ay xukuumadda u soo gudbisay Baarlamaanka.
Sharciga Shirkaddaha ayaa ka mid ah sharciga ugu saameynta badan ee dalka, kaa soo haddii la dhaqan geliyo wax badan ka bedelaya hab dhaqanada shirkadaha ka howlgala dalka, kuwaasoo...
Shacabka ku dhaqan dalka Ciraaq ayaa guud ahaan maanta u dareeraya codbixin doorashada Baarlamaanigga ah, markii ugu horeysay tan iyo markii dowladda ay ka guuleysatay in dalku ay ka sarto Daacish.
Haider Al-Abadi oo ah ra’iisal-wasaaraha haatan talada haya ee dalkaasi ayaa siweyn loo hadal hayaa in uu ku guuleysan...
Madaafiic dhowr ah ayaa lagu waramayaa in subaxnimadii hore ee saakay Al-shabaab ku weerareen saldhiga Turkiga ee magaalada Muqdisho sida ay warbaahinta u sheegeen dadka degan xaafaddaha ku dhaw dhaw saldhiga.
Ilaa iyo hadda lama oga haddii uu jiro khasaare ka dhashay madaafiicdan lagu tuuray saldhiga, waxaana sheegtay mas’uuliyada madaafiicdan...
War ka soo baxay taliska militariga Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay baarayaan wararka ku saabsan in dad shacab ah lagu dilay weerar ay ka fuliyeen gudaha Soomaaliya.
Taliska AFRICOM ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay ka qeyb galeen howlgal ay ciidamada Soomaaliya hoggaaminayeen oo lagu kala dhantaalay shabakad Al-Shabaab...
Wasiirrada Amniga gudaha Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay dilalka ka dhacay caasimada ee lagula kaco mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda iyo dadka rayidka, xili dhinaca kale ay nagu soo fool leedahay bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Wasiirka Amniga gudaha Maxamed Abuukar Ducaale Isloow ayaa sheegay in magaalada Muqdisho xaq u laheyn...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in duqeyn maalin ka hor ka dhacday deegaan hoos taga degmada Bariirre ee gobolka Shabeelaha hoose ku dileen saraakiil ka tirsanaa Al-shabaab.
Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyay magacyada saraakiisha lagu dilay weerarka oo ay wada...