War ka soo baxay taliska militariga Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay baarayaan wararka ku saabsan in dad shacab ah lagu dilay weerar ay ka fuliyeen gudaha Soomaaliya.
Taliska AFRICOM ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay ka qeyb galeen howlgal ay ciidamada Soomaaliya hoggaaminayeen oo lagu kala dhantaalay shabakad Al-Shabaab...
Wasiirrada Amniga gudaha Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay dilalka ka dhacay caasimada ee lagula kaco mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda iyo dadka rayidka, xili dhinaca kale ay nagu soo fool leedahay bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Wasiirka Amniga gudaha Maxamed Abuukar Ducaale Isloow ayaa sheegay in magaalada Muqdisho xaq u laheyn...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in duqeyn maalin ka hor ka dhacday deegaan hoos taga degmada Bariirre ee gobolka Shabeelaha hoose ku dileen saraakiil ka tirsanaa Al-shabaab.
Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyay magacyada saraakiisha lagu dilay weerarka oo ay wada...
Sarkaal ka tirsan nabad-sugida Soomaaliya ayaa faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar xalay lagu qaaday guriga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho kaa oo lagu dilay ilaa Afar ruux.
Sarkaalka oo dalbaday in aan magaciisa loo adeegsaday warbaahinta oo la hadlay VOA ayaa sheegay rag ka tirsan sida uu hadalka...
Shirkan oo looga hadli doono dib u eegista Dastuurka, 13 bishan Maaj-na ka furmi doona Muqdiso ayay wasaaradda cadaaladda, dastuurka iyo arimaha Diinta Jubbaland shaacisay in aysan ka qeyb-gali doonin shirkaasi.
Wasiirka wasaaradda cadaaladda, dastuurka iyo arimaha diinta Jubbaland Dr. Aadam Ibraahim Aw-xirsi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kormeeray xarunta taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ay ku sugnaayeen Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, guddoomiyaha gobolka Banaadir, Saraakiisha Ammaanka iyo mas'uuliyiin kale.
Ra'iisal wasaare Kheyre waxaa uu halkaa ku arkay ciidan Boolis ah oo heegan...
Kooxo hubeeysan ayaa masjid ku yaal magaalada Durban ee dalka koonfur Afrika toori ku dilay Imaam Masjid, ayagoo sidoo kale dhaawacyo u geeystay laba kale.
Sedex nin ayaa gudaha u galay masjid weyn kadib salaaddii duhur, ayagoo sitay hub, waxayna toori ku weerareen qaar kamid ah dadkii Masjidka ku cibaadeeysanayay,...
Khamiis, May 10, 2018 (HOL) -Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta dhexe maamulka hawada Soomaaliya, ayadoo raysul wasaaruhu ku kuurgalayay howlaha shaqo ee xaruntani.
Raysul wasaaraha dalka iyo xubnihii la socday waxaa xarunta maamulka hawada oo ku taal garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kusoo dhaweeyay wasiirka wasaaradda...
Xisbiga Mucaaraadka ah ee Dalka Maleysiya oo ku Guuletystey Doorashooyin Dalkaasi ka Dhacey Dhawaan.
Isbaheysiga mucaaradka ee uu hogaamiyo raysul wasaarihii hore ee dalka Maleysiya Mahathir Mohamed ayaa ku guuleystay aqlabiyadda baarlamanka, guul la yaab leh oo kusoo idlaatay in laga adkaado isbaheysiga xisbiga talada dalkaasi hayay mudo 60 sano ah.
Mucaaradka ayaa ku guuleysatay 113 kursi, halka Xisbiga BN uu ka helay 79...
https://youtu.be/O4G3jfI9WXs

















