Shir Gudiga Doorashoyinka Qabteen Oo Aan Xisbiyada Laga Qeyb Gelin

0
57

iyadoo calaamad u ah xudduudaha doorashooyinka lagu qabtay Nairobi-Kenya ayaa Shirku waxaa soo qabanqaabiyay Waaxda Arrimaha Siyaasadda ee Midowga Afrika waxaana fududeeyay Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).

Tababarku waxaa sidoo kale qayb ka ahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ay ku jiraan Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga Xuduudaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Xafiiska Madaxweynaha.

Sidoo kale, shan xubnood oo xubno ka ah dowlad-goboleedyada ayaa iyagana metelaya aqoon isweydaarsiga Iyadoo Shirkaana Aan Lagu Casumin Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Madaxada Xisbiyada Inoo Xaqiijiyeen In Aan Lagu Soo Wargelinin Wax War Ahn Aysan U Heynin Iyagoona Shirkaani Ku Tilmaamay Mid Iyaga Gabood Fal Ku Ah Maadaama Gudiga Doorashooyinka Ay Shahaado Aqoonsi Ah Siiyeen Xisbiyada Xaqna Ay U Leeyihiin In Laga Qeyb Geliyo Wixii Shirar ah Oo Ka Dhacaya Dalka Gudahiisa Iyo Dibadiisaba Madaama Ay Yihiin Xisbiyo Sharciyeesan Oo Dalka Ka jira

Mar Aan Wax Ka weydiinay Mid Ka Mid AH Madaxda Xisbiyada Sida Ay Gudiga Doorashooyinka U Qaban Qaabiyaan Shirarka KA Dhacaya Dalka Gudahiisa iyo Dibadaba Ayaa Yiri

“Gudiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Xaq Uma Lahan In Ay Kala Xushaan Xisbiyada Ee Waxaa Wajib Ku Ah In Ay Nagu Soo Wargeliyaan Shirkasta Xubnaha Noogu Qeyb Galaya ”