Monday, September 7, 2026
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose waxaa si rasmi ah uga bilaabatay diiwaangelinta musharixiinta dooneeysa in ay kamid noqdaan xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka dalka. Gudiga doorashooyinka dadban ee Jubaland ayaa si rasmi ah uga bilaabay xarunta Daawad ee magaalada Kismaayo, diiwaangelinta musharixiinta, ayadoo hore loo diiwaangeliyay ergada soo dooran...
Iyadoo lagu guda-jiro Maalmahii ugu Dambeeyay ee Doorashadda Waddanka Maraykanka, ayaa Mas’uuliyiin kala duwani waxay booqanayaan Magaalooyinka kala kadisan sidii xisbi walba uu guusha u helo. Xildhibaan Keith, ayaa booqday magaalada St Cloud si uu Taageero ugu raadiyo Xubnaha Musharraxiinta u tartamaya xilal duwan. Sidoo kale, Xildhibaan Keith oo ay la...
Wadan kasta oo ka mid ah Qaramada Adduunkan aynu ku nool nahey waxa uu leeyahey Hab raac socdaal oo u gaar ah kaas oo u kala baxa midka gudaha dalka dhexdiisa ah iyo mid uu la wadaago dunida inteeda kale iyadoo ay sii dheertahey laguna kala horeeyo Aqoonta iyo...
Qaar katirsan qoxootiga kunool  xeryaha Dhadhaab oo UNHCR ay kala noqotay kaararkii ay raashinka ku qaadan jireen ayaa cabasho ballaaran ka muujiyay nolol aad u adag oo soo foodsaartay. UNHCR ayaa kaararkii raashinka dadkaasi ku qaadan jireen ceshatay oo la noqotay. Qaxootigaa ayaa dalbaday in kaararkoodii raashinka loo soo celiyo...
Dukumiinti bishii aanu soo dhaafnay kasoo baxay xarunta QM gaar ahaan golaha ammaanka ayaa aad loogu falanqeeyay arimaha Soomaaliya iyo Eretria gaar ahaana Soomaaliya. Kooxda la socota gaar ahaan arimaha Soomaaliya iyo Eriteria ayaa iyana warqad arintaa kasoo saartay ayadoo ladoonayo in dareenka xubnaha golaha ammaanka lagu soo jeediyo...
Qeybo badan oo Soomaaliya ah ayaa waxaa ka taagan abaaro ba'an ayadoo haatan meelaha qaar dadka iyo duunyaduba ay geeri qarka u saaran yihiin. Sida hayadaha samafalku sheegayaan abaaro ba'an ayaa wali ka jira Somaliland, Puntland iyo qeybo badan oo bartamaha iyo koofurta Soomaaliya ah kadib markii roobabkii ay baaqdeen...
Inkastoo aan la hubin ayaa waxaa laga cabsaday Donald Trump in lasoo weeraro mar uu xalay khudbad ka jeedinaayay gobolka  Nevada. Si kastaba ha ahaatee, Trump waa uu soo noqday oo wuxuu dhammaystay hadalkiisii uu jeedinaayay.  Nabad sugida Mareykanka ayaa xiray nin laga shakiyay oo ku sugnaa meel uu Trump...
Safiirka Turkiga u fadhiya Somalia Olgan Baker ayaa sheegay in Xukuumadda Ankara ay Bil kastat Dowladda Somalia siiso 2-milyan oo doollar oo kaash ah, si ay mushaarka ciidanka iyo arrimaha kale ee xukuumadda ugu isticmaasho. Danjire Baker oo wareysi siinayay VOA-da, ayaa sheegay in Taageerada Lacageed ay soo billaabatay bishii...
Xukuumadda Turkiga ayaa maanta xabsi u taxaabstay Sagaal Wariye oo ka tirsan wargeyska Mucaaradka u Janjeera ee Cumhuriyet, kuwaas oo la sheegay in maxkamad ku taalla Turkiga ay amar ku bixisay in lasoo xiro. Suxufiyiintan la xiray ayaa waxaa ku jira tifaftirahii wargeyska, farshaxamiiste caan ah iyo Qoraa Dowladda dhaliila,...
Xukuumadda Talyaaniga, ayaa sheegtay inay Saddex qof oo Afduub loogu haystay dalka Liibiya illaa bishii September ee lasoo dhaafay awood lagu soo furtay, haatan ku sugan yihiin dalka Talyaaniga. Wasaaradda Arimaha Dibadda Dalka Talyaaniga, ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in saddex ruux ee lasoo furtay ay Laba ka...