Monday, September 7, 2026
Madaxweyne ku-xigeenka Kenya, William Ruto ayaa safar booqasho ku maraya dalalka galbeedka Afrika asagoo u ololeynaya sidii Aamina Maxamed, wasiirada arimaha dibada ee Kenya looga dhigi lahaa guddoomiyaha ururka midowga Afrika (AU). Waa wasiirada arimaha dibada ee Kenya Aamina Maxamed oo ah Soomaali Kenyan. Hadii lagu guuleysto ayaa Aamina Maxamed...
Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota. Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashada maanta. Clinton ayaa doorashada maanta ugu yeertay “Tijaabada waqtigeena”, halka...
Donald Trump oo ah Musharraxa Doorashada Madaxweynaha ee Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka ayaa mar kale sheegay in Doorashada Madaxnimada ee Mareykanka loogu Xag-linayo Musharraxadda Dimuqraadiga Mareykanka ee Hillary Clinton oo uu tartan adag kala dhexeeyo. Trump, ayaa hadalkiisan kusoo beegay kaddib markii Waaxda Dambi-barista ee Mareykanka FBI-da, ay sheeghtay...
Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah hawlgalka AMISOM ayaa laga yaabaa inay isaga baxaan AMISOM bacdamaa aysan helin wax mushaar ah muddo dheer. Dhanka kale ayaa waxaa dawlada Burundi ay sheegtay in wax xilal ah oo dhanka hoggaaminta ah ciidamadeeda loo diiday. Labo waziir oo dawlada Burundi ka tirsan ayaa...
Madaxweynaha Somlaia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa beeniyay in Dowladda Federaalka Somalia ay dabada ka riixayso Dagaalka Gaalkacyo, kaddib markii Puntland ay ku eedeysay in Dowladda Federaalka ay Qayb ka tahay Dagaalka, Gacanna ay siinayso Maamulka Galmudug. Xasan Sheekh oo u wrramayay TV-ga Universal ayaa sheegay inaanay door ku laheyn Dowladda...
Maanta ayaa lagu waddaa in magaalada Jowhar ka dhacdo doorashada xubnaha aqalka sare ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle, kaddib markii xal laga gaaray khilaaf labadii maalmood ee la soo dhaafay ka taagnaa habka loo soo xulay musharixiinta. Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle  Cali C/llaahi Cosoble ayaa liiska xubnaha aqalka sare ka saaray musharixiin...
Dagaalada kasoo cusboonaaday Gaalkacyo oo shalay oo ugu dambeysay dhacay ayaa uga sii daray xaalada barakaceyaashii magaaladaa kunoolaa. Hayadaha samafalka ayaa aad uga walaacsan arinmahooda ayadoo qeybo badan oo gobolada dhexe ah ay abaar ba'ani ka jirto. Hawlihihii ganacsiga ayaa sidoo kale waxaa saameeyay dirirta soo laba kacleysay. Waxaan iskoolada xaadirin...
Ugu yaraan 20-qof ayaa ku geeriyooday, tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen Dagaallo maanta ciidanka Galmudug iyo kuwa Puntland ku dhexmaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Dagaalka ayaa billowday kaddib markii uu jabay heshiis hordhac ah oo Hoggaamiyeyaasha labadan maamul ee Puntland iyo Galmudug, ay ku kala Saxiixdeen...
Dowladda Jarmalka, ayaa sheegay in Nabad-sugiddu baari doonto Ciidanka la qori doono marka la gaaro xagaaga soo socda. Tallaabadan waxa la qaadayaa ka dib markii baaritaan Sirdoonka wadeen lagu ogaaday inay ciidanka qalabka sida ee Dalkaas ku jiraan 20 Askari oo Islaamiyiin ah. Afhayeen u hadlay kooxda baaritaanka waday ayaa...