Monday, September 7, 2026
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka billaabatay magaalada Garoowe, ayaa waxaa isaga baxay xubno ka cabanaya doorashada. Doorashada ayaa waxaa ka baxay 64 xubnood oo ka mid ah ergooyinka gobollada Hayland iyo Sanaag ee Puntland, kuwaaso Gudiga Doorashada ku eedeyay inay Musuq-maasuq iyo isdabo maryayn ay...
Afrika ayaa jacayl xooggan u qabtay madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Mareykanka Barack Obama markii 2008 ladooranayay. Ninkaa ayaa asagu asalkiisu yahay nin madow oo aabihii madow uu ahaa hooyadiina caddaan gaar ahaana aabihii Hussein Obama ayaa kasoo jeeday Kenya. "Riyadeenii ayaa rumowday; wiilkeena ayaa ah rajadeena", sidaa ayaa warka madaxdiisa...
Waxaa magaalada Garoowe xiligan ka soconaya doorashada xildhibaannada aqalka hoose ku matalaya dowlad gobolleedka Puntland, waxana durbaba la shaaciyay magacyada xildhibannadii ugu horeyay ee guuleystay. Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee ku guuleystay kursiga aqalka hoose, isaga oo hellay 49 cod halka musharixii la tartamayay oo...
Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in ay xalay weerar ku qaadeen hoteel ay degenaayeen qaar ka mid ah ergada soo xuleysa xildhibaannada aqalka hoose ee dalka uga mid noqonaya dowlad gobolleedka Puntland. Weerarkan oo ka dhacay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, ayaa lagu bartilmaameedsaday mid ka mid ah hoteellada...
Maamulka Jubaland ayaa shaaca ka qaaday inuu dhul ugu deeqay qaxootiga laga celinaayo Dhadhaab ee Soomaaliya gaar ahaan Jubaland dib ugu laabanaya. In dhawaaleba waxaa socotay celinta qaxootiga Dhadhaab hadba in ayadoo in badan oo qaxootigaa ah horay loo geeyay meelo kala duwan oo Jubaland ka tirsan. Meelahaa ayaa waxaa...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hiirshabeelle Cali C/llaahi Cosbole oo habeennimadii xalay ku dhawaaqay liiska xubnaha musharixiinta aqalka sare ee maamulkiisa, ayaa sheegay in gobolka Hiiraan ku dulman yahay marka la eego saami-qeybsiga xubnaha aqalka sare. ''Gobolka Hiiraan oo marka la eego 1960 gobol ahaan, waxaan u ragnaa saamiga uu ka hellay...
Madaxweynaha dalka KENYA Uhuru Kenyatta ayaa ku nuuxnuuxsaday in Kenya ay wali ku taagan tahay go’aankeeda ku aaddan in ciidamadeeda militariga ay kala soo bixi doonto Suudanta Konfureed (South Sudan) oo ay nabad ilaalin u joogaan. Kenyatta ayaa intaa kudaray in Kenya ay xil iska saartay sidii nabad iyo xasilooni...
Qarax aad u xoog badan oo aan la ogeyn khasaaraha uu geystey ayaa goor dhaw ka dhacey meel wax yar u jirta halkii ahaan jirtey Taaladii Sayidka,qaraxa kadib ayaa la maqlayaa dhawaqa gawaarida dhaawaca qaada,waxaana isla markiiba isku gadaamey goobta ciidamada Amniga. Illaa iyo hadda khasaaraha war looma hayo,waxaana lagu...
Dowladda Burundi ayaa ku goodisay in ciidankeeda Qaybta ka ah Hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia ay kala bixayso haddii aan si toos ah loo siin mushaarkooda. Wasiirka Difaaca Burundi, Emmanuel Ntahomvukiye oo xildhibaanada baarlamanka dalka Burundi uga jawabaayay su’aalo ku saabsan Ciidanka Nabad-ilaalinta Burundi ee Somalia ku sugan ayaa...
Taliska Booliska Gobolka Banaadir, ayaa soo saaray Maanta Amarro cusub oo ku aadan ammaanka Muqdisho, iyadoo si wadajir ah ay dhawaan Ciidamada kala duwan ee Dowladda Federaalka uga billaabi doonaan Hawl-gallo la Xiriira sugida Amniga Muqdisho. Col. Bishaar Abshir Geeddi oo ah taliyaha booliiska Gobolka Banaadir, ayaa sheegay inaan la...