Friday, April 17, 2026
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay fara-gelinta dowladda federaalka Itoobiya ee dagaalka uu dhiigga badan ku daatay ee weli ka socda magaalada Laascaanood, kaasi oo lagu rabo in xal nabadeed looga gaaro xiisadda taagan. “Waxaa uga mahad-celinaya dadaalka Itoobiya wado ee ku raadineyso dhex-dhexaadinta iyo xal oo...
Xukuumada Somaliland ayaa kadib maalmo anay dagaalo ka dhicin magaalada Laascaanood sheegtay in lasoo weeraray ciidankeeda ku sugan duleedka magaalada. Somaliland waxay dagaalka saaka ku eedaysay kooxo ay ku tilmaantay huwan, oo ay sheegtay in ay iskugu jiraan argagixiso, nabadiid iyo Puntland, inkasta oo Puntland ay dhowr jeer iska fogaysay...
Xildhibaanada Golaha Shacabka  soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka, waxaana ogolaatay 145-xildhibaan, hal ayaa diiday, lix xildhibaan ayaa ka aamustay. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah marsiinta Akhrinta 3-aad iyo u codeynta hindise sharciyeedka Socdaalka, dhameystirka dooda warbixinta akhrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka la dagaalanka Argagixisada, ka doodista warbixinta akhrinta...
  Xasan Shiikh maxamuud oo Dil Ka badbaaday ,Xogta Cida Fududeysay oo la ogaaday  & saciid cabdulaahi Deni oo Dagaal kale iclaamiyey.. https://youtu.be/iDHb0_mS5bs     
Dagaallada ayaa waxaa ay sigaar ah uga kala dhaceen Saldhigyada Ciidamada dowladda ku leeyihiin Mukayga iyo Haanta-dheer ee degmada Afgooye iyo degaanka Shareey ee Gobolkaasi Shabeellaha Hoose kadib markii ay weerareen Al-Shabaab. Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay sheegeen in khasaaro xoogan ay ku gaarsiiyeen dagaalkii ay la...
Magaalada laascaanood oo dhowrkii tobobaad ee la soo dhaafay ay ka dhacayeen dagaalo u dhaxeeya ciidamada Soomaaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC la magac baxay ayaa daganeed sadaxdii maalmod ee la soo dhaafay hasayeeshee waxaa jira wali hadalo xanaf leh oo ay dhinacyadu warbaahinta isku marinayaan. Masuliyiin ka tirsan maamulka...
Xubnaha is-casilay ayaa waxay isugu jiraan aas aasayaal, qaar ka tirsan Guddiga Fulinta iyo xubno Xisbiga ka tirsanaa. Illaa 19 xubnood oo uu ku jiro Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Saciid Goosh ayaa iska casilay xubinnimada Xisbiga Wadajir oo ka mid ah asxaabta Siyaasadda Soomaaliya. Dadkan iscasilay ayaa qaarkood xilal ka haya xukuumadda...
Madaxweynaha soomali Xasan shiikh maxmuud  Ayaa Dowlada  Qadar ka helay garab , xilibaanada Golaha shacabka oo fadhigii maantey ku dhax dagalamey https://youtu.be/YxW_sNtVk5Q     
Dowladda Boqortooyada UK ayaa ku dhawaaqday go’aan lama filaan ah oo saameynaya ciidamada Somaliland oo haatan wajahayo xiisad xoogan oo ka dhalatay kacdoonka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Uk ayaa ku dhowaaqday inay hakisay lacagihii ay ku taakuleyn jirtay ciidamada Somaliland, sida lagu xusay qoraal ka soo baxay...
Munaasibad ka dhacday xarunta Tiyeetarka Qaranka oo ay soo agaasimeen guddiga gurmadka walaalaha Turkiga, ayaa Xukuumaddu ku wareejisay lacag dhan $4,818,477 dollar, una dhiganta ku dhawaad 100 milyan oo lacagta Turkiga ah ee Lira taasi oo laga soo uruuriyey shacabka Soomaaliyeed, 20-kii maalmood ee lasoo dhaafay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa shacabka...