Saturday, April 18, 2026
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday Ayuub Cismaan Sheekh Aadan Isxaaq oo lagu helay kamid ahaanshiyaha kooxda Al-Shabaab. Ayuub Cismaan 24 sanno jiray ku dhashay ee deegaanka Janaale ee  Sh/Hoose ayaa Al-Shabaab u qaabilsanaa qaraxyada, gaar ahaan bambada, sida...
Xubnaha ku sugan magaalada Garoowe ayaa halkaasi kulamo duwan yeeshay madax kala duwan oo ay gaarsiiyeen xaalada hadda ay ku sugan tahay magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Isimada ayaa la kulmay madax dhaqameed uu kamid ah Islaaan Ciise Islaan Maxamed iyagaa iska xog wareystay xaaladda guud ee deegaanada gobolka Sool. Odayaasha...
wasaaradda Gaashandhigga ee  Dowladda Itoobiy     ayaa sheegtay iney kala dhex galeyso dhinacyada isku haya Laascaanood halkaa oo hadda ay ka jirto daganaasho aan cago badnan ku taagneyn. Itoobiya ayaa sheegtay ineysan u dul qaadan karin colaada ka socota Somaliland gaar ahaan Laascaanood oo shacabkeeda ay go’aansadeen iney Soomaaliya weyn...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka  Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa inta ay ka qeyb galayaan Madasha 5-aad ee dalalka soo koraya, waxa ay kulammo la qaadan doonaan madaxda iyo hoggaamiyeyaasha ka soo qeyb-galaya...
 Madaxweynihii hore ee somaliya maxamed cabdulaahi  Farmaajo oo madaxweynaha soomaliland muuse Biixi Cabdi u sameyey Arin lama Filaan ah & Xasan shiikh Fariin uu udirey  Qabiilada Tabanaya. https://youtu.be/FIWOPguPi3c     
Maamulka magaalada Laascanood ee – gobolka Sool ayaa ku eedeeyay ciidanka Somaliland inay qafaasheen dad aan qeyb ka aheyn dagaalka socda. Magaalada Laascanood waxaa ka sii socda wali dagaalka  u dhaxeeya Somalilanad iyo kooxaha Kacdoonka ee diidan maamulka Somaliland. Dhanka kale waxa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee  loo jeedinayo dhinacyada...
Warqad Wasaaradda Arrimaha Dibadda u dirtay dowladda Qatar ayay ku wargelisay in Safiirka loogu yeeray dalka inuu wadatashi u yimaado. Sidoo kale Wasaaradda ayaa si KMG ah Sii hayaya Safaaradda Soomaaliya ee Qatar ugu magacawday Ruun Saciid Qoorsheel. Waxaana is bedelkan Safaaradda Soomaaliya ee Qatar ku soo aaday, iyadoo maanta...
Maamulka magaalada Laascanood ee – gobolka Sool ayaa ku eedeeyay ciidanka Somaliland inay qafaasheen dad aan qeyb ka aheyn dagaalka socda. Duqa magaalada Laascaanood Cabdiraxiin Cali Ismaaciil ayaa shaaciyay in Somaliland xasuuq ay ka wado Laascaanood, isagoo cod dheer ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka iney garab istaag u...
Taliyaha ciidanka boliiska Soomaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ayaa kormeer kedis ah ku tagay qaar kamid ah saldhigyada booliiska ku leeyahay gobolka Banaadir, si uu ugu kuurgalo shaqooyinka ka socda saldhigyadaasi. Jeneraal Sulub ayaana si gaar ah kormeer ugu sameeyay saldhigyada qeybta booliiska ee bartamaha gobolka Banaadir, gaar ahaan...
Dood xoogan iyo murano u dhexeeyo xildhibaanada dhexdooda ayaa ka taagan Labada Gole, waxaana hor-boodaya gabdhaha ku jira Baarlamaanka 11-aad ee dalka. Inta badan haweenka ayaa gorada iskula jira, waxayna isku hayaan sidii ay wax ula qaybsan lahaayeen xildhibaanada ragga ah, ugana dhex muuqan lahaayeen guddiyada. Xildhibaan Seynab Caamir oo kamid...