Madaxweyne K/xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa ka hadlay damaca muddo kordhinta ee Madaxda sare Puntland maadaama ay u harsan tahay bilo kooban.
Madaxwayne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay in Doorashada socota ku egtahay golayaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland.
“Dadka leh madaxda sare waxbaa u qarsoon waxaan leenahay war...
Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow oo ka hadlay xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa shaaciyay arrimaha xilligaan ku horgudban in wada-hadal laga yeesho arrinta taagan.
Boqor Buurmadow ayaa sheegay in xal nabadeed uusan imaan karin inta ay ciidamada Somaliland joogaan duleedka Laascaanood, isaga oo ku...
Xasan Sheekh wuxuu sheegay in xaaladda hadda jirta ay tahay mid aan la aqbali Karin.
Hadalka madaxweynaha Soomaaliya oo qeyb ka ahaa wareysi uu siiyay warbaahinta Aljazeera, ayaa kusoo aaday, iyadoo warbaahinta lagu qoray in wasiirka arrimaha dibadda ee Israaiil Eli Cohen uu ka shaqeynayo sidii uu caadi u noqon...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh oo wareysi siiyay telefishinka caalamiga ah ee Aljazeera, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wada hadal uu la galo Ururka Alshabaab.
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa ku xiray shuruudo lagula heshiiyo Alshabaab, sharuudahaas oo uusan madaxweynuhu ku sheegin wareysiga uu bixiyay.
Xasan Sheikh waxa uu xusay in dadka...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ayaa sheegay in Puntland aysan kujirin dagaalka Laascaanood.
Saciid Deni oo arrinta Laascaanood ka hadlaayay ayaa yiri ‘inkastoo Dastuurka Puntland ay ku qorantahay in Gobolka Sool uu ka mid yahay Puntland haddana waxa aan ogolnahay in dadkaasi ay Aayahooda ka tashadaan”
Madaxweynaha Puntland ayaa...
Doha (Warsom ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Dowladda ayaa la wadaagay Madaxweynihii Hore ee dalka, dadaallada dowladdu ay ku bixinayso xoreynta dalka iyo halganka ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku jiraan...
madaxweynihii hore ee soomaliya maxamed cabdulaahi Farmaajo, iyo MDXasan sheekh oo ku kulmey qatar oo casimadda qatar,
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Ahmed Moallim Fiqi & Wasiirka cadalada somaliy Xasan Macalin oo xilka laga qaadayo
https://youtu.be/CF4N0w6Dgws
Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari Cabdirisaaq Ibraahin Ataash, ayaa sheegay in uu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland wuxuuna taageeray go'aamadii kasoo baxay shirkii garaadada dhaqanka ee Laascaanood.
Cabdirisaaq Ibraahin Ataash, ayaa ku baaqay in Somaliland ixtiraamto go'aankii garaadada dhaqanka ee ahaa in Somaliland ay ka baxdo deegaanadaas, isaga oo sheegay...
Ciidan ka tirsan , booliska Soomaaliya ayaa maanta la sheegay weerar ay ku qaadeen Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho oo ka mid ah Hotelada ugu caansan ee ku yaala caasimadda.
Weerarkan oo lagu tilmaamay inuu yahay mid aan ku fadhin sal – sharci waxaa dadka ka falceliyay ka mid ah...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay fara-gelinta dowladda federaalka Itoobiya ee dagaalka uu dhiigga badan ku daatay ee weli ka socda magaalada Laascaanood, kaasi oo lagu rabo in xal nabadeed looga gaaro xiisadda taagan.
“Waxaa uga mahad-celinaya dadaalka Itoobiya wado ee ku raadineyso dhex-dhexaadinta iyo xal oo...