Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markale sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka xun tahay dhibaatada ka socota Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.
Wasiirka oo hadal ka jeedinayay kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ku celiyey mowqifka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya...
Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in Xalay ciidamada Somaliland ay dib uga ruqaansadeen inta badan goobahii lagu dagaalamayay ee magaalada Laascaanood.
Goobaha lasoo warinaayo iney isaga baxeen ciidamada Somaliland ayaa waxaa ka mid ah guriga gobolka Sool oo la tilmaamay in aroornimadii hore ee...
Warar aan goordhaw helnay ayaa sheegaya in khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay shil diyaaradeed oo ka dhacay Duleeedka Xerada Ballidoogle ee gpbalka Shabeelaha Hoose.
Sida aan wararka ku helnay waxey sheegayaan in diyaraad Helicopter ah la dhacday ciidamo ka tirsan DANAB iyagoo tababar uu socday.
Mid kamid...
Millateriga Somaliland ayaa sheegay in xoogaga kula dagaalamaya magaalada Laascaanood ay soo weerareen ciidanka millateriga, lakiin uu ciidanku iska difaacay.
Hogaanka Hawlgalinta Ciidanka Somaliland ahna Af-hayeenka Ciidanka Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xassan (Cabdi Dheere) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in lasoo weeraray guutada 7aad ee ciidamada millateriga.
"Saaka waxay soo qaadeen weerar,...
Waxaa Maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP 086 oo deegaan doorashadiisu u aheyd magaalada Baledweyne, hayeshee guddiga kumeel gaarka ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Golaha Shacabka ay sheegeen in si ku meel gaar ah loogu wareejiyay Muqdisho.
Doorashada kursigaan ayaa waxaa isku soo sharaxay laba Musharax...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in saaka weerar lagu soo qaaday ciidamada millateriga ee ku sugan magaalada Laascaanood.
Qoraal lagu baahiyay boga Facebook ee Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland ayaa lagu sheegay in kooxo ay ku tilmaantay nabadiid iyo argagixiso ay weerar kusoo qaadeen ciidamada millateriga.
"Kooxaha nabad diidka iyo argagixisadii is huwanaa...
Puntland ayaa sheegtay dagaalada ka socda magaalada Laascaanood inay ku geeriyoodeen dad gaaraya illaa 200 oo qof, ayna ku dhaawacmen in ka badan 500 oo qof.
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo qoraal soo saartay ayaa ku eedeysay ciidamada Somaliland inay gumaad iyo xasuuq ku hayaan shacabka Laascaanood.
Wasaaraddu waxay Somaliland ugu...
Banaaanbaxaan ka dhacay magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ahaa mid looga soo horjeeeday dagaalka iyo duqeymaha ka socda magaalada Laascaanood ee u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka, kaasoo galay Todobaadkii sadaxaad oo xiriir, islamarkaana sababay dhimashada 96 ruux iyo dhaawaca 560 qof.
Dibadbaxayaasha oo watay Calanka Soomaaliya...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa codkeeda ka dhiibatay afti laga qaadayay dalalka xubnaha ka ah Golaha Qaramada oo ku aadaneyd in dowladda Ruushka ciidamadeeda kala baxdo dalka Ukraine.
Qaraarkaan ayaa dalalka xubnaha ka ah Golaha Qaramada Midoobay ayaa waxay ku kala codeynayeen Haa iyo Maya si loo ansixiyo, halka kuwa qaarna...
Waxaa Todobaadkii sadaxaad oo xiriir ah galay dagaalka iyo duqeymaha ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kasoo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka reer Laascaanood.
Dagaalka iyo duqeymaha ka socda Laascaanood ee u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ayaa la xaqiijiyay iney ku geeriyoodeen 96...


















