Maamulka magaalada Laascanood ee – gobolka Sool ayaa ku eedeeyay ciidanka Somaliland inay qafaasheen dad aan qeyb ka aheyn dagaalka socda.
Magaalada Laascanood waxaa ka sii socda wali dagaalka u dhaxeeya Somalilanad iyo kooxaha Kacdoonka ee diidan maamulka Somaliland.
Dhanka kale waxa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee loo jeedinayo dhinacyada...
Warqad Wasaaradda Arrimaha Dibadda u dirtay dowladda Qatar ayay ku wargelisay in Safiirka loogu yeeray dalka inuu wadatashi u yimaado.
Sidoo kale Wasaaradda ayaa si KMG ah Sii hayaya Safaaradda Soomaaliya ee Qatar ugu magacawday Ruun Saciid Qoorsheel. Waxaana is bedelkan Safaaradda Soomaaliya ee Qatar ku soo aaday, iyadoo maanta...
Maamulka magaalada Laascanood ee – gobolka Sool ayaa ku eedeeyay ciidanka Somaliland inay qafaasheen dad aan qeyb ka aheyn dagaalka socda.
Duqa magaalada Laascaanood Cabdiraxiin Cali Ismaaciil ayaa shaaciyay in Somaliland xasuuq ay ka wado Laascaanood, isagoo cod dheer ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka iney garab istaag u...
Taliyaha ciidanka boliiska Soomaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ayaa kormeer kedis ah ku tagay qaar kamid ah saldhigyada booliiska ku leeyahay gobolka Banaadir, si uu ugu kuurgalo shaqooyinka ka socda saldhigyadaasi.
Jeneraal Sulub ayaana si gaar ah kormeer ugu sameeyay saldhigyada qeybta booliiska ee bartamaha gobolka Banaadir, gaar ahaan...
Dood xoogan iyo murano u dhexeeyo xildhibaanada dhexdooda ayaa ka taagan Labada Gole, waxaana hor-boodaya gabdhaha ku jira Baarlamaanka 11-aad ee dalka.
Inta badan haweenka ayaa gorada iskula jira, waxayna isku hayaan sidii ay wax ula qaybsan lahaayeen xildhibaanada ragga ah, ugana dhex muuqan lahaayeen guddiyada.
Xildhibaan Seynab Caamir oo kamid...
Gudoomiya Xisbiga mucaaradka Wadani ee Somaliland Cabdiraxmaan Ciro ayaa sheegay in dagaalka Laascaano yahay dagaal Sokeeye, wuxuu sheegay in dagaalkaas uula mid yahay midka ka dhaca Hargeysa, Boorama iyo magaalooyin kale.
Beesha caalamka ayuu u diray fariin ah iney la hadlaan Puntland oo si toos ah faragelin ugu sameysay deegaanadooda...
Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee barlamaanka ahna ku simaha guddoomiyaha, xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar, ayaa magacowday guddi kasoo talo bixiya mooshin ay soo gudbiyeen ku dhawaad 100 xildhibaan.
Xildhibaanadan ayaa soo jeediyay in wax ka beddel iyo kaabis lagu sameeyo dastuurka kumeel gaarka ah ee dalka.
Mooshinkan ayaa sida aan warar...
Golaha aqalka sare ayaa guddi gaar ah u saaray mooshin xildhibaano katirsan aqalka sare ay soo jeediyeen oo ah in wax ka beddel lagu sameeyo muddo xileedka labada gole ee barlamaanka.
Warqad kasoo baxday guddoonka aqalka sare ayaa lagu sheegay, in aqalka sare uu qabtay soo jeedinta 15 senator, kuwaas...
Ciidamada Somaliland ee ku sugan Dhuxun iyo Gooja-cadde ayaa halkaas ka wada dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo abaabul dagaal oo xooggan.
Taliska Muuse Biixi oo maalmo ka hor lagu jebiyay jiidaha dagaalka Laascaanood ayaa mar kale is abaabul wada si uu weerar ugu qaado ciidamada degaanka SSC.
Korneyl Muuse Biixi ayaa sida...
Xuseen Sheekh Cali oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay in askarta ka imaanaysa dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya ay yihiin kuwa aan xubin ka ahayn howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS.
“Waa qorshahooda inay ku yimaadaan gudaha Soomaaliya siddeed toddobaad gudahood,” ayuu yiri. Cali waxa uu ka...


















