Monday, August 10, 2026
Gudoomiye Adan madoobe oo Lafta gareen lasaftay`Banabaxyo xoogan &Shuute oo xukuno Dil ah... https://youtu.be/UPzzpdeRVp4     
Labo askari oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah  tababaran ee DANAB ayaa ku dhintey kadib markii mooto bajaaj ay saarnaayeen ay miino kula qaraxday deegaanka Xaanshooley oo dhinaca waqooyi ka xigta magaalada Jowhar,xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Qaraxan oo ahaa miinada dhulka la geliyo ayaa sidoo kale waxaa ku dhintey...
Warar hadda naga soo gaaray magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen ciidamo ka socda maamulka Puntland kuwaa oo si weyn u qalabeysan islamarkaana wata hubka nuucyadiisa kala duwan. Ciidamadan oo Kolonyo ah ayaa la arkay iyagoo magaalada sii galaya islamarkaana isku baahiyay Laba jiho oo la sheegay iney...
https://www.youtube.com/watch?v=9oHG91OK41s&t=122s     
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre soo saaray go’aamo muhiim ah oo looga hortagayo dhibaatooyinka ay la kulmaan Muwaadiniinta ku shaqeysta  Bajaajta. Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyay magacaabista Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib U Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyee, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Kulan Dag Dag ah iskugu Yeeray shirka Qamiis la ah ee Hoggaamada iyo Fadhiyada madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Kulankaasi dag dag ah ayaa ujeedkiisu aheyd sidii wax looga qaban lahaa Xaaladaha amni-daro ee Ku soo Korartay Caasimada iyo...
Muuse Suudi qofkii ku soo gardarooda waa iska celiyaa, Arinta Cabdalla Muumin qabiil maaha”Cali Nuux https://youtu.be/fhWZgi--da8     
Waxaa Maanta Sideedii Duhurnimo ah ka dhacay degmada Wartanabada ee magaalada Muqdisho dil si aad ah looga argagaxay oo loo geystay nin magaciisa lagu sheegay Ismaaciil Maxamed Cabdulle. Dilkaan ayaa la sheegay inuu geystay nin ku hubeysnaa Tooreey ama Mindi aad u  dheer, kaasoo qoorta iyo meelo kale kala dhacay...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in qalalaasihii Laascaanood ay ka faa'iidaysteen kooxo la fikir ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre. Faysal waxa uu sheegay in isku dhicii Ciidamada Somaliland iyo dadkii ka mudaharaadayay dilalka soo noq noqday ee Laascaanood, uu isku badalay dagaal xaaraan ah,...