Sunday, August 9, 2026
Magaalada laascaanood oo dhowrkii tobobaad ee la soo dhaafay ay ka dhacayeen dagaalo u dhaxeeya ciidamada Soomaaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC la magac baxay ayaa daganeed sadaxdii maalmod ee la soo dhaafay hasayeeshee waxaa jira wali hadalo xanaf leh oo ay dhinacyadu warbaahinta isku marinayaan. Masuliyiin ka tirsan maamulka...
Xubnaha is-casilay ayaa waxay isugu jiraan aas aasayaal, qaar ka tirsan Guddiga Fulinta iyo xubno Xisbiga ka tirsanaa. Illaa 19 xubnood oo uu ku jiro Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Saciid Goosh ayaa iska casilay xubinnimada Xisbiga Wadajir oo ka mid ah asxaabta Siyaasadda Soomaaliya. Dadkan iscasilay ayaa qaarkood xilal ka haya xukuumadda...
Madaxweynaha soomali Xasan shiikh maxmuud  Ayaa Dowlada  Qadar ka helay garab , xilibaanada Golaha shacabka oo fadhigii maantey ku dhax dagalamey https://youtu.be/YxW_sNtVk5Q     
Dowladda Boqortooyada UK ayaa ku dhawaaqday go’aan lama filaan ah oo saameynaya ciidamada Somaliland oo haatan wajahayo xiisad xoogan oo ka dhalatay kacdoonka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Uk ayaa ku dhowaaqday inay hakisay lacagihii ay ku taakuleyn jirtay ciidamada Somaliland, sida lagu xusay qoraal ka soo baxay...
Munaasibad ka dhacday xarunta Tiyeetarka Qaranka oo ay soo agaasimeen guddiga gurmadka walaalaha Turkiga, ayaa Xukuumaddu ku wareejisay lacag dhan $4,818,477 dollar, una dhiganta ku dhawaad 100 milyan oo lacagta Turkiga ah ee Lira taasi oo laga soo uruuriyey shacabka Soomaaliyeed, 20-kii maalmood ee lasoo dhaafay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa shacabka...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday Ayuub Cismaan Sheekh Aadan Isxaaq oo lagu helay kamid ahaanshiyaha kooxda Al-Shabaab. Ayuub Cismaan 24 sanno jiray ku dhashay ee deegaanka Janaale ee  Sh/Hoose ayaa Al-Shabaab u qaabilsanaa qaraxyada, gaar ahaan bambada, sida...
Xubnaha ku sugan magaalada Garoowe ayaa halkaasi kulamo duwan yeeshay madax kala duwan oo ay gaarsiiyeen xaalada hadda ay ku sugan tahay magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Isimada ayaa la kulmay madax dhaqameed uu kamid ah Islaaan Ciise Islaan Maxamed iyagaa iska xog wareystay xaaladda guud ee deegaanada gobolka Sool. Odayaasha...
wasaaradda Gaashandhigga ee  Dowladda Itoobiy     ayaa sheegtay iney kala dhex galeyso dhinacyada isku haya Laascaanood halkaa oo hadda ay ka jirto daganaasho aan cago badnan ku taagneyn. Itoobiya ayaa sheegtay ineysan u dul qaadan karin colaada ka socota Somaliland gaar ahaan Laascaanood oo shacabkeeda ay go’aansadeen iney Soomaaliya weyn...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka  Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa inta ay ka qeyb galayaan Madasha 5-aad ee dalalka soo koraya, waxa ay kulammo la qaadan doonaan madaxda iyo hoggaamiyeyaasha ka soo qeyb-galaya...
 Madaxweynihii hore ee somaliya maxamed cabdulaahi  Farmaajo oo madaxweynaha soomaliland muuse Biixi Cabdi u sameyey Arin lama Filaan ah & Xasan shiikh Fariin uu udirey  Qabiilada Tabanaya. https://youtu.be/FIWOPguPi3c