Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya Goballada Galguduud iyo Shabeelaha dhexe.
Taliyaha guutada 18aad ee kumaandooska Gorgor, Bashiir Cabdullaahi, ayaa sheegay in ciidanku ay howlgalkan ku beegsadeen goob ay isku uruursanayeen xubno katirsan Alshabaab.
Taliyaha ayaa sheegay in howlgalkan...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo Maanta shir guddomiyay kulanka Golaha Shacabka ayaa si adag uga hadlay Xildhibaanada aanan soo xaadirin fadhiyda Golaha.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in fadhi walba ee Golaha Shacabka aysan soo xaadirin tiro gaareysa 130 Xildhibaan, islamarkaana taasi...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka gollaha wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya, oo lagu ansixiyay Xeerka Nidaamiyaha habraaca Iibka degdeg ah.
Inta uu socdalay kulanka ayaa waxaa warbixinno looga dhageystay Wasaaradda Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka, howlgalka wadajirka ee Al-shabaab looga ciribtirayo dalka, iyo waqtiga dib loo...
Xildhibaanno katirsan aqalka Baarlamaanka Ingiriiska, ayaa golaha u gudbiyay sharci ay doonayaan in Somaliland lagu aqoonsado.
Xildhibaan Gavin Williamson, oo gadhwadeen u ah xildhibaannada dabada ka riixaya aqoonsiga Somaliland, ayaa golaha ku booriyay in uu hogaanka u qabto ka miro dhalinta aqoonsiga Somaliland.
"Hadii anay dowladu doonayn in ay talaabo qaado,...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ka hadashay xukun ay ku riday Maxkamad ku taala magaalada Nairobi ee dalka Kenya, taasoo la xariirta dacwad ay kusoo oogtay Shirkadda dhismaha Kingsley Construction Limited oo ku dacwootay in looga baxay heshiis qandaraas oo dib u dayactir loogu sameynaayay dhismaha Safaaradda Soomaaliya...
Muwaadin Soomaali ah oo la siiyay kaarka aqoonsiga ee loo adeegsaday dukumiintiyo ay lahaayeen labo shaqsi oo kala duwan, kadibna u adeegsaday qaadashada baasaboorka ayaa xabsiga la dhigay, iyadoo kiiskan uu dhaliyay su’aalo ku saabsan hanaanka aqoonsiga Malta.
Isbatoore Jonathan Cassar ayaa dacwad ku soo oogay Abdulkari Mohammed ka hor...
Xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya ee lagasoo doorto Koonfur Galbeed, ayaa ku eedeeyay ciidamada xoogga dalka inay weerareen madaxtooyada Koonfur Galbeed iyo ciidamada Daraawiishta maamulkaas.
Shir jaraa’id oo ay xildhibaanadu ku qabteen magaalada Muqdisho waxay sheegeen mas'uuliyadda ka dhalata weerarkaas inuu qaadayo taliyaha ciidanka xoogga dalka ee degmada Baraawe, oo lagu magacaabo...
Somalia's Deputy Minister of Information, Abdirhman Yusuf Al-Addala, has denied that al-Shabaab released weapons and vehicles from the government forces in the recent attack in Masagaa area of Galgaduud region.
The Deputy Minister of Information, who gave an interview to Universal TV, said that one large vehicle was burned by...
The President of Uganda, Yoweri Museveni, has announced that two Ugandan army commanders who are part of the ATMIS operation will be brought before the Somali Armed Forces Court.
The two commanders named Maj Oluka and Maj Obbo, the president of Uganda said, ordered the soldiers to retreat from the...
Abaanduulihii hore ee Ciidanka Somaliland Saleebaan Barre Geesood, ayaa shaaciyay in uu isku dhiibay Ciidamada SSC ee dagaalka kula jira Somaliland.
Saleebaan Barre Geesood oo ka hadlay madal soodhawayna oo Laascaanood loogu sameeyay, ayaa sheegay in uu shaqadiisii uga tagay shacabka SSC dartood.
"Idinka dartiin ayaan shaqadaydii uga imid, waan qiiroonaya...

















