Koox caalami ah oo loo yaqaan Saaxiibada Amniga Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay isu diyaarinayaan kulan xasaasi ah oo lagu wado in uu ka dhaco Doha todobaadka soo socda.
Ururkan oo ka kooban Mareykanka, Ingiriiska, Turkiga, Imaaraadka Carabta iyo Qatar, ayaa horey ugu shiray magaalada Washington bishii March,...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa mar kale ku guuleystay doorashada, sida ay sheegayaan xog aan rasmi ahayn oo ay faafisay wakaaladda dowladda ee Anadolu, wareeggii labaad ee doorashada oo ahaa mid xamaasad leh, kaddib markii uu ku guuldareystay inuu helo in ka badan 50 boqolkiiba codadkii loo baahnaa...
More news is coming out of the planned operations that the government forces carried out last night in the Howlwadaag district of Mogadishu, in which members of Al-Shabaab and others were arrested.
A statement issued by the police command of the general division of Banadir region said that in the...
The United States House of Representatives has rejected a resolution demanding the withdrawal of American troops from Somalia within a year, except for those guarding the embassy.
In a vote taken by the House of Representatives, 321 of them opposed the withdrawal of US troops from Somalia. While supported by...
DAAWO: Hooley is dhiibistiisa,iyo Musa biixi oo ku dhawaqay Go'aan Naxdin leh,Mahad salad is Qarxin..se
https://youtu.be/Ec65dWscxvg
HOOS KA DAAWO Taliye shub oo qorta isku galiyey beelaha hawiye iyo digil iyo mirifle,saraakiil xilka uu ka qaaday iyo xiisad ka taagan xabsiga dhexe.
https://youtu.be/lb8nzeVsmvI
Tafatiraha Miisaska
Talaabo aan horey loo arag, ayaa Congress-ka Mareykanka waxa uu soo saaray amar ah in ciidamada looga saaro Soomaaliya muddo 60 maalmood gudahood ah, laga bilaabo marka la meel mariyo go’aan isku mid ah, haddii aan lagu dhawaaqin dagaal ama ogolaansho gaar ah oo ku aaddan adeegsiga awoodda...
DAAWO: Xiisad ka maaliyadeed oo ka dhax jirta Hirshabeelle, & Madaafiic lagu garaacay magaalada Laascaanod.
https://youtu.be/2WKzD96zA2w
Kooxda Ciyaal Weero OO Dalab kaga Yimid M.G/Banaadir,Laascanood Farta Laga Saaray SSC.
HOOS Ka Daawo
https://youtu.be/EUeJ_qnTVCg
.
Dowladda Itoobiya ayaa war ay habeenkii xalay ahayd soo saartay ku sheegtay in lakala dirayo oo la tirtirayo Ciidamada Booliiska gaarka ah ee degaannadu leeyihiin ee loo yaqaano (Liyuu Booliska), iyagoo si ikhtiyaar ah loogu kala darayo Milatariga dalka, Ciidanka Federal Booliska, iyo Booliska caadiga ah ee Deeganada dalku...


















