The number of deaths caused by the actions of extremist groups has risen by almost 50% in the last 12 months in Africa, which has reached a historic increase.
The situation in Somalia and the Sahel region is of particular concern, according to research conducted by the American research center...
Madaxweyne ku-xigeenka maamul goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubnihii wasiirro heer goboleed oo la socda oo ku sugan gobolka Gedo ayaa sheegay inay mashaariic ka billaabeen dagmooyin ka mid ah gobolkaasi.
Mashaariic hormarineed waxaa ka mid ah kuwa adeegyada biyaha iyo waxbarashada, waxayna imanayaan ayada oo dhowaan laga heshiiyey...
Caqabad cusub ayaa la soo deristay heshiiskii ay gadh-wadeenka ka ahayd dawladda Shiinuhu ee la isugu soo dhoweeyey Iran iyo Sucuudiga, ka dib markii ay labada dal isku qabsadeen ceel shidaal oo ku yaalla Gacanka Persia.
Dalalka Sucuudiga iyo Kuwait ayaa si wada-jira u sheegtay ceel shidaal oo ku yaalla...
Iyadoo shalay fiidkii iska horimaad uu dhexmaray Ciidmada Booliiska Somaliland iyo koox dablay oo isku urursaday deegaanka Gacan-Libaax ayay maanta qaar ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ay billaabeen waan-waan labadda dhinac ah.
Madax dhaqameedka ayaa xusay inay la kulmayaan kooxdan hubaysan, waxayna xukuumadana ugu baaqeen inay ka soo qaado...
Dhaliyaradaani Maanta Lagu Xukmay Dilka Toogasho Ayaa Waxa Ay xubin ka ahaayeen ilaalada shacabka ee ciidamada nabad-sugidda Qaranka Soomaaliya Ee Marka Lasoo Gaabiyo Loo Yaqaano NISA.
Xukunsanayaashani oo ka tirsanaa ilaalada shacabka ee ciidamada nabad-sugidda ayaa lagu soo oogay dacwadda dil la xiriira waxaana la sheegay dilka ka hor in...
Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir oo maalmihii lasoo dhaafay dib u dhagaysanaysay racfaanka ay qaateen qaar ka mid ah 36 kalluumaystao ajanaib ah oo horey loogu xukumay kalluumaysi sharci darro ah ayaa maanta go’aan gaartay.
Maxkamadda ayaa horey ugu xukuntay 11 kun oo dollar oo ganaax ah midkiiba, iyo in...
Qarax aad u xooggan ayaa Axadda maanta ah ka dhacay bannanabax siyaasadeed oo ay iskugu yimaadeen taageerayaasha wadaad xagjir ah ahna hoggaamiye siyaasadeed degmada Bajur ee Waqooyi Galbeed ee dalka Baakistaan.
Booliiska ayaa sheegay ugu yaraan 40 qof inay dhinteen, ku dhowaad 200 kalena ay dhaawacmeen oo ay ku jiraan...
The government of Somalia has clearly rejected a recent statement by the President of Kenya, William Ruto, regarding the existence of dialogue between the two governments regarding the maritime dispute.
In October 2021, the International Court of Justice (ICJ), the highest body of the U.N., issued a decision ending the...
The new chairman elected this morning by the House of Representatives of Somaliland Prof. Yasin Mohamud Hiir Faratoon will be welcomed to the presidency of Somaliland.
The ceremony was attended by ministers, the chairman of the senate, parliamentarians, famous people, leaders of the Kulmiye party, officials from the new organizations...
The Al-Shabaab organization is reported to have released some of the vehicles heading to Baidoa city, which they blocked in areas of the Bay region.
Reports say that the vehicle was released after the traditional elders of the South West negotiated with Al-Shabaab officials to release the vehicle.
However, the South...


















