Wednesday, August 26, 2026
The Minister of Internal Affairs and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, Ahmed Macalin Fiqi, said that there is a group that he described as mafia groups that are worse than Al-Shabaab. Minister Fiqi also said that they will go to war with this group. "There are non-Khawarij groups who...
The Galmudug regional government has informed the people living in the Al-Shabaab controlled areas in the regions of Galgaduud and Mudug to leave immediately and go to a safe place. The Vice President of Galmudug Ali Dahir Eid said this news in Dhusomareeb city, where preparations for the second phase...
The World Health Organization (WHO) said it is making efforts to save lives and prevent the spread of cholera in Somalia. In its weekly report on cholera, the WHO revealed that as of the first week of 2023, there were 11,704 suspected cases of cholera recorded in Somalia. The organization said...
The reports coming from Ethiopia, especially the Ammara region, say that the government forces have recaptured several cities that were previously in the hands of the FANO Front, which is fighting the Ethiopian military forces. The cities of Bahirdar, Gonder, Lalilabala, Dabremarqos, Dabrebirhan and Shawarobit were reported to have been...
At least 6 civilians died and 12 others were injured in an explosion that hit a bus carrying passengers in the Lower Shabelle. The bus that was hit by the explosion was traveling between Qoryoley and Marka in the Lower Shabelle region. The Somali government has accused the Al-Shabaab group of...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka, oo lagaga arrinsanayay dhameystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Al Shabaab. Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida warbixin ku saabsan amniga dalka iyo dadaalada socda ee halganka lagu ciribtirayo argagixisada, waxa uuna...
Saaxiibada caalamiga ayaa maanta weerar dhinaca cirka ka gaystay deegaanka Qobyaxaas ee Galbeedka Gobolka Hiiraan. Wararka ayaa sheegaya in diyaaradaha saaxiibada caalamiga ay bartilmaameedsadeen xarun ay maleeshiyada Al Shabaab ku leeyihiin deegaankaasi. Warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in goobta la bartilmaameedsaday uu shir uga socday maleeshiyada Shabaabka, oo horjoogeyaal ay ku jiraan. “Ciidanka...
Dowladda Federaalka  soomaaliya ayaa sheegtay in laamaha amnigu ay xabsiga dhigeen xubno ku dhex jiray, oo sida ay sheegtay u basaasayay maleeshiyada Al Shabaab. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in Hay’adda Nabad Sugidda ay qabatay illaa 10 xubnood. Wasiirka oo gelinkii dambe ee Jimcihii shir jaraa’id ku...
Markab nooca shidaalka qaada ah oo laga leeyahay dalka Ruushka ayaa subaxnimadii hore ee sabtida waxyeelo ka soo gaadhay marinka Kerch Strait ee u dhow buundada isku xidha gobolka Crimea ee Ruushku haysto iyo dhul weynaha Ruushka. Kooxda samatabbixinta badda ee fadhigoodu yahay dekedda Novorossiysk ee badda madow ayaa sheegay...
Wararkii ugu dambeeyey ee ka imanaya gobalka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dawladda ay iska difaaceen weerar kale oo uga yimid maleeshiyaadka Al-Shabaab oo mar kale soo weeraray deegaanka Goofgaduud. Waa markii saddexaad ee al-Shabaab ay soo weerarto Goofguduud maalmo gudahood mana Jiro ilaa iyo hada wax falcelin ah oo...