Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Gaas Oo UK Kaga Qayb Galay Strategic Communication Masterclass 2011 .
Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)Seminarkan oo socday 31 October – 2 November ayaa ka soo qeybgalayaasha waxey ka kala yimaadeen Somalia, Pakistan, Democratic Republic of Congo, the US, Nigeria, Somalia and the Middle East, iyo saraakiil ka socday Wasaarada Arrimaha Dibadda, Wasaaradda Difaaca iyo Wasaaraha Deeqaha ee...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho Somalia)
degmada Guriceel ee gobolka Galguduud wararka ay ka heleyso shabakada wararaka soomaaliyeed ee warsom ayaa sheegaya in diyaarad kuwa qaadka Soomaaliya u soo daabula ay kusoo dhacday garoonka diyaaradaha ee degmada Guriceel ee gobolkaasi gal gaduud.
Dad goob joogayaal ah...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho Somalia)
Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Kuwa Militaarka ayaa maanta waxa ay Gudaha Deegaanka Suuq Liif Ee Degmada Dharkeyley Ku Dileen Xildhibaan Ka Tirsan Mudanayaasha Baarlamanaka Soomaaliya
Xildhibaan la Dilaya ayaa Lagu Magacaabi Jiray Xildhibaan Aadan Buulle...
Waraka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho Somalia)
Tan Iyo Markii Laga war Helay In Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Mr Muun Gaab Uu Xabsiga u Taxaabay Isla Markaan Xukuno Xarig ah KU Riday Gudoomiyayaasha Degmooyinka Kaaran Iyo X/jajab ayaa Waxaa Cabsi Iyo Wal wal...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho Somalia)
Raali Galin : Dhammaan Akhristayaasha WebkaWarsom Waxaa Laga Raali Galinayaa Maalmaha Yar Ee uu Hakad Galay Wararka Webka Sababo La Xiriiray Balaarin Lagu Sameynayey Webka Markii ay Xadka ka baxeen Akhristayaasha
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Ciidamada Ammaanka Dowladda Ee Degmada Kaaran ayaa Maanta waxa ay Gacanta Ku Dhigeen Gaari Nuuca Loo Yaqaan Homy-da oo ay Ka Buuxeen Bisaddo Oo Kaliya Sida ay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Wrasom ay U Xaqiijiyeen Goob Joogayaal Kalhaasi Ku Sugan
Gaarigaan ayaa Lagu...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Kusimaha Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ahna Wasirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen iyo Wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/naasir Maxamed Cabdulle oo gelinkii dambe ee maanta shir jaraaid oo wadajir ugu qabtay Saxaafadda ayaa Waxa ay Shirkooda Jaraa'id kaga hadleen...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Inta Laga war Qabo 1 Ruux ayaa Geeriyooday 3 kalena waa ay Dhaawacmeen Ka Dib markii ay Kooxo Hubeysan weerar bareer ah ay Ku qaadeen Gaari ay saarnaayeen Dalxiisayaal Ajaanib ah Oo Ku Sii Jeeday Magaalada gaarisa Ee caasimad Gobolleedka Waqooyi Bari...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Wasiirka wasaarada Garsoorka Iyo Arimaha Diinta Xukuumada KMG ee Soomaaliya Mr Goboobe ayaa Shaaciyey In maalinka Berito ah ay tahay Maalinka 1-aad Ee Ciiddul Adxaa Maadaama maanta Muslimiinta Caalamka ay wajahayeen Banka Carafo
Wasiirka Oo Ka Mid ah Xujeyda sanadkaan Gudanaya waajibaadka Xajka...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Madaxweynaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga soomaaliyeed C/Nuur Axmed Darmaan Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Mudane Cali Maxamed Nuux Tima Jilic ayaa hambalyo Ku Aadan Ciiddul Adxaa U Diray Dhammaan Muslimiinta Caalamka Gaar ahaan Kuwa Soomaaliyeed Meel Waliba oo ay Dunida...








