Kulan ay Soo Qaban Qaabisay Hay'adda Marqaati ayna Ka Qayb Galeen Qaar Kamid ah Madaxda Xisbiyada Siyaasadda Laguna Falanqeynayey Heerka Musuq Maasuqa Soomaaliya uu Marayo iyo Sidii Looga Hor Tagi Lahaa Ayaa Muqdisho Lagu Qabtey Iyadoo Dhinacyo Badan Laga Eegayo.
Hay'adda Marqaati oo ah Hay'ad Wadani ah ayaa Markasta Qabata...
XISBIYADA SIYAASADDA EE SOOMAALIYA
BAYAANKA AXSAABTA SIYAASADDA EE KU
AADDAN NIDAAMKA DOORASHOOYINKA DALKA
2020/2021
MOGADSHU, Dayax H0TEL
24 DECEMBER, 2019
HORDHAC
Soomaaliya waxay maraysaa marxalad adag oo u baahan go’aan qaadasho geesinimo leh, si loo soo celiyo dhismo qaran adag oo saldhigiisu yahay caddaalad, dimuqraadiyad iyo sarraynta sharciga.
Axzaabta siyaasadeed ee dalka waxay u taagaan yihiin...
Munaasabad Si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimey oo Lagu Soo Afjarayey Shirweynaha Xisbiga Midnimo Qaran oo Muddo Afar Cisho ah Muqdisho Xisbiga uga Socotey ayaa Waxaa ay Galabta Ka Dhacdey Magaalada Muqdisho Hotel Ku Yaal.
Gunaanadka Shirweynaha oo ay Kasoo Qayb Galeen,Gudoonka Xisbiga,Xubnaha Golaha Fulinta,Xisbiga Golaha Dhexe,Wakiilada M/goboleedyada,Garabyada Haweenka...
Xaflad Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay oo lagu maamuusayay sanad guursadii 6aad ee xisbiga Midnimo Qaran Kaasoo ay kazoo qeyb galeen Madaxda saree e xisbiga midnimo qaran,gudiga fulinta iyo xubnaha xisbigaas xildhibaanada laba gole ee federaalka qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada Siyaasada dalka odayaasha dhaqanka siyaasiyiin...
1
XISBIGA GARSOOR
2
XISBIGA MIDNIMADA IYO DEMOQORAADIYADDA
3
XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED
4
XISBIGA QARANKA EE DIMUQRAADIGA
5
XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED
6
XISBIGA HORUMARINTA
7
XISBIGA MIDNIMADA BULSHADA SOOMAALIYEED
8
XISBIGA SINAANTA AMMAANKA IYO MIDNIMO U OLOLEYNTA
9
XISBIGA CADDAALADDA & MIDNIMADA
10
XISBIGA WADAJIR
11
XISBIGA DAMIIRKA SOOMAALINIMADA IYO HORUMARKA
12
XISBIGA CADDAALADDA IYO BADBAADADA
13
XISBIGA SHAKHSIYADDA & WADDANIYADDA SOOMAALIYEED
14
XISBIGA DADKA SOOMAALIYEED
15
XISBIGA XAL-QARAN
16
XISBIGA SHAQAALAHA SOOMAALIYEED
17
XISBIGA XORIYADDA
18
XISBIGA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED
19
XISBIGA MIDNIMO-QARAN
20
XISBIGA DALKA IYO...
Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ayaa Maanta Shir Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho,Iyagoo Shirka Kasoo Saarey Qodobo Muhiim ah oo Dhinacyo Badan Taabanaya Sida Amniga Dhaqaalaha iyo Siyaasadda,Wuxuuna U Qornaa Warsaxaafadeedka Shirka Laga Soo Saarey Sidatan:-
Ref:0014/IXS/2020 Date:01/01/2020
War-Saxaafadeed.
Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo Maanta Shir Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa Waxey Kawada Hadleen...
Iyadoo Beryahanba ay Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasaddu ay Kormeerayeen Xarumaha Xisbiyada Siyaasaddu Ku Leeyihiin Caasimadda Muqdisho Ayaa Maanta Waxa ay Kormeer Ku Tageen Xarumaha Shan Xisbi Siyaasadeed,kuwaasoo Si Heer Sare ah ay Madaxda Xisbiyadu ugu Soo Dhaweeyeen Gudiga iyo Xubnaha Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada...
Gudiga Madaxa Banaan oo Ay Horkaceyso Gudoomiyaha GMDQ Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey) iyo Xubno Ka Socdey Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Ayaa Maalintii Afaraad Waxey Kormeer Ku Tageen Xarumo Xisbiyo Siyaasadeed uu Kamid ahaa Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed Iyadoo ay Halkaasi Kula Kulmeen Madaxda Xisbigaas uuna Hormuud u Ahaa Gudoomiye Kuxigeenka...
1
XISBIGA GARSOOR
2
XISBIGA MIDNIMADA IYO DEMOQORAADIYADDA
3
XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED
4
XISBIGA QARANKA EE DIMUQRAADIGA
5
XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED
6
XISBIGA HORUMARINTA
7
XISBIGA MIDNIMADA BULSHADA SOOMAALIYEED
8
XISBIGA SINAANTA AMMAANKA IYO MIDNIMO U OLOLEYNTA
9
XISBIGA CADDAALADDA & MIDNIMADA
10
XISBIGA WADAJIR
11
XISBIGA DAMIIRKA SOOMAALINIMADA IYO HORUMARKA
12
XISBIGA CADDAALADDA IYO BADBAADADA
13
XISBIGA SHAKHSIYADDA & WADDANIYADDA SOOMAALIYEED
14
XISBIGA DADKA SOOMAALIYEED
15
XISBIGA XAL-QARAN
16
XISBIGA SHAQAALAHA SOOMAALIYEED
17
XISBIGA XORIYADDA
18
XISBIGA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED
19
XISBIGA MIDNIMO-QARAN
20
XISBIGA DALKA IYO...
Labo (2) xisbi siyaasadeed oo cusub ayaa maanta shahaadada xisbinimo ee ku meel gaarka ah lagu guddoonsiiyay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho.
Labada xisbi ee la guddoon siiyey shahaadooyinka waxay kala ahaayeen, Xisbiga Golaha Dimuqraadiyada Qaranka iyo Xisbiga Waddaniga Soomaaliyeed.
Munaasabadda waxaa ku sugnaa madaxda Guddiga Madaxbannaan Ee Doorashooyinka Qaranka, lateliyayaasha Guddiga, howlawadeenada Guddiga...