Wararka Somaliya “warsom.com”
Xiisada dagaal oo aad u xoogan ayaa lagasoo sheegayaa deegaano katirsan wilaayada Islaamiga Jubbada Hoose oo ay ka furanyihiin dagaallo u dhaxeeya ciidamada dawlada Kmg iyo ciidamad Kenya oo dhinac ah iyo xarkada mujaahidiinta al shabaab oo dhinac ah.
Iayadoo dagaalkii cuslaa ee xalay ka dhacay deegaanka Buurgaabo ayaa sababay khasaara xoogan oo soo gaaray dhinacyadii daglamayay iyo dad rayida ah ayaa waxaa deeganada jubada hoose manta ay kajiraan cabsi dagaal.
In kasatoo aysan jiran Khadka Isgaarsiinta deegaanada qaar taasi oo keentay in la ogaan waayo cidda sida rasmiga ah gacanta ugu heysa Buurgaabo yaa hadan warar lagu kalsoonyahay oo warsom helayso ayaa waxay sheegayaan in ciidamo katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa kaabiya ku haya deegaanka Qooqaani waxaana halkaasi ka jira dhaq dhaqaaq ciidan oo aad u xoog badan.
Saacad waliba ayaa deganadaaas waxaa laga filkaraa dagaalo u dhaxeeya dhinacyadaas




