Saturday, November 7, 2026
  Wararka somalaya Qarax xoogan ayaa waxaa maanta magaaladda Boosaaso lagula beegsaday Taliyaha ciidamada ilaalada Shirkadaha macdan qodista ee Puntland, iyadoo qaraxaasi uu sababay khasaarooyin kala duwan. Gaari uu la-socday Taliyaha ciidamada ilaalada Shirkadaha macdan qodista ee Puntland, ayaa waxaa qaraxa lagula beegsaday Xaafadda Laanta Hawada ee Magaaladda Boosaaso ee Gobolka Bari. Taliyaha...
  Wararka somalaya     Waxaa markale maanta xaadiray xarunta golaha shacabka xildhibaano katirsan baarlamaanka dawlada Kmg soomaaliya kuwaas oo sheegay shalay iney xilka ka qadeen gudoomya baarlamaanka iygoo doonayay iney magacaabeen gudi ka shaqeeye doorsahada gudoomye baarlamaan cusub.   Waxyar ka hor inta uu san firmin shirka baarlamaanka ayaa waxa goobta soo gaaray xildhibaano...
  Wararka somaaliya   Shirkaan oo ay marti galineyso maamulka Ximin iyo Xeeb yaa manta Magaaladda Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ka furmo shirweyne balaaran, oo ay yeellan doonaan Maamul Goboleedyada ka dhisan gudaha dalka Somaliya. Masuuliyiinta Maamul Goboleedyada oo soo gaaray magaaladda Cadaado, ayaa waxay maanta yeellan doonaan shirweyne balaaran, oo...
Wararka somaaliya Xiladhibaano gaaraya 250 oo ka mid ah xildhibaanada barlamaanka KMG Soomaaliya ayaa saaka ku sii qulqulaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho halkaasi oo lagu wado inuu ka furmo kulan ka dhan afhayeenka barlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan. Kala fidhigan ay manta iskugu imaanyaan xildhibanada ayaa la sheegay in...
  War saxaafaded maanta ay faafisay Xarakada Al-Shabaab kaasoo lagu baahiyey bog cusub oo ka mid ah twitter-ka oo ay dhowaan hawada geliyeen ayaa lagu soo bandhigay sawiro iyo dukumintiyo ay lahaayeen askar ka tirsan ciidamada Burundi oo qeyb ka ah kuwa AMISOM kuwaasoo ku geeriyooday dagaalkii cuslaa ee bishii...
Wararka soomaaliya Baarlamaanka Dawladda Puntland ayaa Kalfadhigii 27-aad ee maanta ay ku yeesheen gudaha magaalada Garoowe eedeeyn ugu soo Jeediyey 4-Wasiir ka tirsan Xukuumada Cabdirixmaan Faroole oo ay sheegeen in ay hareer mareen Sharcigii Puntland kuna dhaqaaqeen falal ka hor imaanaya Dhaqanka iyo Diinta Islaamka. Xildhibaanada Baarlamaanka Dawladda Puntland ayaa 4-...
Wararka somaliya “warsom.com”   Iyadoo beryahan ay soo if baxayeen dhaliilo la xiriira amniga magaalada muqdisho,oo loo soo jeediyey hey'addaha amniga ayaa haddana waxaad moodaa in dagaal gaar ah uu u dhaxeeyo hey'adda nabadsugidda qaranka iyo maamulka degmada wadajir.   Dhawaan ayey aheyd markii ciidamo ka tirsan hey'adda nabadsugidda qaranku ay hawl gal isbaaro qaadis ah ay...
 news  somali parliament of Galmudug state in central Somalia on Sunday denied statement from the president Mohamed Ahmed Alin, in which he said the decision sacked him by the lawmakers from office few weeks ago was organized by outside figures against  A press conference held in Galka’yo town in Mudug...
  Wararka somaliya “warsom.com”   Xildhibaano ka tirsan dawlada KMG ee Soomaaliya ayaa waxa ay soo jeediyeen codsi ka dhan ah gudoomiyaha golaha Baarlamanka Shariif Xasan Sh Aadan, iyagoo hay’ada nabad sugida dawlada KMG iyo ciidamada AMISOM ugu baaqay inay gudoomiyaha u diidaan inuu garoonka ka dhoofo.  Qaar ka mid ah Xildhibaanada dawlada...
          Wararka somaliya “warsom.com”   Maxkamada sare ee dawalad  Soomaaliya ayaa waxay maanta Maxkamad soo taagtay laba ka mid ah Masuuliyiinta Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, waxaase lagu kala xukumay xukuno adag. Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dowladda KMG Soomaaliya Abuukaate Caydiid C/laahi Ilka Xanaf oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiska Maxkamada...