Saturday, September 5, 2026
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Saraakiil ciidamada Uganda eeku sugan magaalada muqdisho ayaa sheegtay in dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho ay uga geeriyoodeen ku dhwaad 7 askari oo ka tirsanaa ciidamadooda Muqdisho ku sugan ee dagaalada kula jira Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab  Paddy Ankunda oo ah...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Wararka Ay shabakada wararka soomaaliyeed ee warsom ka heleyso Deegaanka eelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in xarakada mujaahidiinta Al Shabab ay ku jiidayaan wadooyinka meydadka askar ka tirsan Ciidamada AMISOM Eek u dagaalamay Degmada Deyniile Ee Gudaha Magaalada Muqdisho. Waxaa kale...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Ciidamada  dowlada TFG-da Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM ayaa saakay waxa ay dagaal  xoogan  ku qaadeen degmada dayniile ee magaalada Muqdisho. Deyniile Oo Awood Balaaran Ku Lahaayeen Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa waxaa saakay isku Fidiyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya Iyo Kuwa AMIOM waxaana  la...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) War Saxaafadeed 55/2011 Xukuumadda Soomaaliya oo tacsi u dirtay qoyska Haweeneydii Faransiiska ahayd ee geeriyootay (Muqdisho, Oktoobar 19, 2011) Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ayaa tacsi u diray madaxweynaha Faransiiska, isagoo muujiyay sida uu uga xumaaday geerida Marie Dedieu oo u dhalatay dalka Faransiiska,...
  Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Qaran kasta oo jiraa wuxuu leeyahey ciidamo difaaca madaxbanaanida dalka gudaha iyo debedaba dalkeena somaaliya ayaa wuxuu leeyahey ciidamada qalabka sida oo kala ah: 1 ciidanka xooga dalka soomaaliyeed 2 ciidanka booliska soomaaliyeed 3 ciidanka nabad sugidda soomaaliyeed 4 iyo ciidanka asluubta soomaaliyed ciidamadan oo dhamaantood...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Haweeneydii u dhalatay dalka Fransiska  oo ay Qafaasheen kooxo dabley ah Islamarkaana lasoo aaday dhinaca dalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay gudaha dalka Soomaaliya ku geeriyootey iyadoo ku jirta Gacanta Kooxihii Afduubka U Heystay. Mid Ka Mid ah  Diblumaasiyiinta Wasaaradda arimaha...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Qarax Xoogan islamarkaana  khasaare Ba’an  gaystay ayaa waxa uu maanta ka dhacay agagaarka Buundada xamarjajab ee Gudaha magaaladatani Muqdisho Qaraxaan Miinada Laga hago Meelaha Fog Fog Islamraana Ah nooca Dhulka Lagu Aaso ayaa waxa Doonayay In lala beegsado Gaari nooca raaxada ah oo...
  (Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Deegaanada ku yaala gobolada xuduudka ay Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan Wararka laga helayo ayaa sheegaya in ciidamada Mileteriga dalka Kenya ay dhinaca Soomaaliya usoo gudbeen islamarkaana ay fariisimo ka sameesteen . Ciidamadan ka socda dalka kenya oo ku qalabaysan hub culculus iyo...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)   Shir uu yeeshey xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna shir gudoominayey kusimaha m/weynaha xisbiga c/nuur darman ahna gud kuxigenka xisbiga mjs md cali maxamed nuux timajilic ayaa gabi ahaan waxaa looga hadley falka indha la'aanta ah ee ay qaadatey dawlada kenya kaasoo ah in ay dawlada kenya...

War Deg Deg Ah

Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Qarax Aad U Xoogan oo ah Mid Ismiidaamin ah Ayaa Haatan waxa laga maqlay Agagaarka Wasaarada Arimaha Dibada  Ee Dalka  Soomaaya kaa oo kutaal inta u dhaxeysa Isgooska Banaadir iyo kan Zope . Qaraxaani ismiidaaminta ah ayaa waxa uu ka dhashay Gaari Nooca...