Monday, June 15, 2026
Madaxda ku dagaalameysa dalka koonfurta sudan salvakir iyo mashell ayaa ogolaadey in ay wada hadlaan,kuna wada hadlaan dalka ethiopia iyadoo madaxda dalalka Igad ay dhinac walba cadaadis ku saareen in ay ogolaadaan wada hadalada loo balansanyahey. M/weynaha iyo m/weyne kuxigenka dalka koonfurta sudan ayaa isku haya awooda iyo gacan ku...
Agaasimaha Hay’ada dhismaha Wadooyinka Puntland ee PHA Mudane Maxamuud Cabdi ayaa ka hadlay dilkii xalay loo geystay Eng.Cabdirashiid Bulxan Boqor oo kamid ahaa saraakiisha sare ee hay’ada PHA. Madaxda hay’ada PHA ayaa sheegay inay si weyn uga tiiraanyeysan yihiin dilka ka dhacay bartamaha magaalada Garowe xalay wakhti danbe, waxayna sheegeen...
Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in heshiis laga gaaray khilaaf soo kala dhex galay  isaga iyo madaxweyne Farmaajo, oo ku kala aragti duwanaaday wada xaajoodka xukuumada. Raysal wasaaraha ayaa sheegay in isaga iyo madaxweyne Farmaajo ay ka go’an tahay,  in iyagoo isku duuban oo wada socda ay...
Ururada mucaaradka Puntland ayaa guulo kasoo hooyay doorashooyinka guddoomiyayaasha labo degmo oo katirsan Puntland, iyadoo arrintaan ay guul darro weyn u tahay madaxweyne Deni iyo ururkiisa muxaafidka ah ee Kaah. Doorasho maanta laga qabtay degmada Qardho ee gobolka Karkaar  ayaa waxaa duqii degmadaas loo doortay Cabdi Siciid Qaal oo katirsan...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Cagoole oo magaalada Baledweyne dhanka Koonfureed kaga beegan ilaa 45 KM ayaa sheegaya in halkaasi qarax miino uu ku haleeyay gaari ay saarnayeen dad safar ahaa oo u badna Nabadoono. Inta la xaqijjiyay waxaa qaraxaasi miino ku geeriyooday Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax iyo wiilkiisa Ibraahin...
-Seddex Qof oo Somali ah ayaa lagu dhaawacay Masjid ay dad badani ku tukanayeen oo ku yaala magaalada Zurikh ee dalka Switzerland ka dib markii nin hubaysani uu rasaas ood-da kaga qaaday dadkii halkaa ku suganaa oo ay Somalidu ku jiraan. Gawaarida gar-gaarka deg- deg-ga ah iyo booliska magaalada ayaa...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka uga qeyb galaya shir weynaha madaxda Caalamka ee Golaha guud ee Qaramada Midoobay. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Raysal wasaaraha uu ka...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle  Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu dowladda Soomaaliya ka codsatay in loo soo jeesto wax ka qabashada arrimaha fataahadda ka taagan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan oo ay hadda ka barakaceen qoysas badan. Waare oo ka qey-galayay kulan uu shir guddoominayay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali...
Qasaarihii ka dhashey qaraxii loo dhigey boliska 20ki dicenber ayaa isasoo taraya waxaana la sheegayaa in 7 qof ka badan ay dhaawac halis ah yihiin,iyadoo 3 kale dhinteen. Labaatanka dicenber oo aheyd maalin la maamuuso laguna xasuusto aas aaska ciidanka boliska soomaaliyeed ayaa waxaa loo dhigey labo qarax oo miinada...
Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay ka hadashay heshiis ay Jimcihii gaareen dhinacyada Suudaan. Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah , Axmed Ciise Cawad oo suxufiyiinta maanta kula hadlay Muqdisho ayaa caddeeyay heshiiska inay boggaadinayso, soona dhaweynayso dowladda Soomaaliya. Heshiiska ayaa lagu wadaa inuu meesha ka saaro dibadbaxyo iyo qalalaase...