xildhibaandaee ka soo horjeeda gudoomiyha baarlamanka oo ku fashilmya inay manta kulan iskugu yimaadaaan

0
492

 

Wararka Somaliya “warsom.com”

 

waxaa maanta suurta galin kulan Xildhibaanada barlamanka KMG Soomaaliya ee dkhawaan dheegay in ay xilka ka qadeen gudoomiyha baar lamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan  ay ku balan sanayeen inay ku yeesheen Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanadaan ayaa waxaa uu ajandaha maanta maanta kulankooda looga hadi lahaa fadhiga barlamanka in uu shaqeynayo islamarkaana aysan jirin cid is hortaagi karta sida uu xaqiijiayay mid kamid ah mudanayaasha baarlamanka.

“Ajandaheenu waxa uu ahaa in la cadeeyo in uu furanyahay barlamanka, wal wal badan ayaa jiray oo ay qabtay bulshada Soomaaliyeed oo ay qabeen beesha Caalamka barlamanka in uu xiranyahay oo uu buuq ka jiro barlamanka, marka sidaasi daraadeeda waxaan cadeynaynaa in wax buuq la yiraahdona uu san jirin barlamankana uu furan yahay”

Ugu dambeyn kulankaas ayaa baaqday islamarkaana waxa dib  la’isugu imaan doono maalinta Sabtida ah howlahooduna ay halkaasi ka wadan doonaan Xildhibaanada barlamanka.

Arintani ayaa waxay imaanay saa xilay maalmihii ugu dambeeyay ee madax dawalda kulamo gooni ay la qaadanayeen xildhibaanda dawalada ee ka sahoorjeeda gudoomyaha baarlamaanka