Sunday, September 6, 2026
Madaxweynaha waqtigiisii idlaadey Xasan SHeekh Maxamuud ayaa waxa uu geed dheer iyo mid gaaban u fuulayaa sidii uu ku heli lahaa dhaqaale uu doorashadaku maareeyo,waxaana illo xog ogaal ahi sheegeen in Lacagta uu hada heysto dhantahey 10,000,000 kaliya. Sida la xaqiijiyey Musharax Xasan waxa uu lacag ka waayey Dalka Sucuudiga...
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in  xeebaha magaaladaas ay ku degtay Doon siday shixnad kala duwan oo rarneyd ganacsato Soomaaliyeed. Wararka ku saabsan Doonta ayaa sheegaya in ay ka timid dalka, waxaana wararku sheegayaa in ay qalibantay markii ay u jirtay dekeda wax ka yar...
Baaq ku saabsan abaarta iyo sidii wax looga qaban lahaa ayaa siyaasiyiin Soomaaliyeed ay direen shalay oo ahayd maalin Talaado ah. Baaqaa ayay u direen hayadaha samafalka iyo beesha caalamka iyo weliba deeqbixiyeyaasha si wax looga qabto abaarta ba'an. Shir dagdag ah oo ay siyaasiyiintaasi isugu yimaadeen caasimada Muqdisho shalay madaxweynuhuna...
Maydka wiil Somali ah oo lagu magacaabo Faysal Bashiir Xiis Khalaf ayaa laga helay guriga uu ka daganaa magaalada Toronto ,isaga oo ay ku yalaan dhaawacyo ,waana dilkii Afaraad oo ka dhaca gudaha Canada muddo tobaad-yo ah. Dhismaha 2067 oo ka tirsan xaafad-da Isliton ee magaalada Toronto ayaa ah goobta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo taliyaha ciidammada Boliiska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabadda xuska 73-aad ee ciidammada Booliiska Soomaaliyeed. Boliiska Soomaaliya waa 73  jir hadda, waa hey'ad fac weyn, munaasabadooda aas-aaska ayeey u dabaal daggeen, waxaa ka qeyb-galay madaxweynaha dalka ahna taliyaha guud ee ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan...
Warar hor dhac ayaa ka soo baxaya shirka madasha wadatashiga ee tan iyo Jimcihii la soo dhaafay  magaalada Muqdisho uga socda madaxda Qaranka iyo hogaamiyayasha dowlad gobolleedyada dalka ka jira. Ilo xog ogaal ah oo ku dhaw dhaw shirka ayaa sheegaya in dood mudo dheer soo soctay kaddib hogaamiyayaasha madasha...
Qaraxyo is xigxigay oo aad u badan ayaa waxay ka dheceen suuq ku yaalla duleedka caasimadda dalka Mexico. Suuqa ayaa lagu iibiyaa rashka iyo baaruud.dowladda ayaa sheegtay in ugu yaraan 26 qof ay ku dhinteen. Sidoo kale, tobannaan qof oo kale ayaa ku dhaawacantay qaraxyada, oo ahaa kuwo is xig...
20 Dec, 1943 waa malintii la aasaasay ciidanka booliska Soomaaliyeed, waa maalinta Booliska Soomaaliyeed ay u dabaaldegaaan aasaaskooda, waxaana munaaibado kala duwan oo loogu dabaaldegayo maalintani lagu qabtay gobollada dalkeenna Soomaaliya. Munaasibad ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen madax ka tirsan Jubaland, saraakiisha ciidamada Booliska federaalka Soomaaliya qeybga Jubaland, xildhibaanno ka...
Kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xildhibaano hore iyo musharixiin looga guuleystay doorashadii dhawaan ku soo dhamaatay gobolada dalka, ayaa siweyn uga soo horjeestay habkii loo maamulay doorashada. Xildhibaanada iyo musharixiinta shirka yeeshay ayaa sheegay in guddiyadda doorashooyinka oo idil ay ku kaceen wax ceeb ah howlahii loo idmadayna ay lacag...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Max’ed C/llaahi Farmaajo oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada caasimada ah Muqdisho. Musharaxa madaxweyne Max’ed C/llaahi Farmaajo oo ka soo duulay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaa soo dhaweyntiisa qeyb ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan...