Baaq ku saabsan sidii wax looga qaban lahaa oo lasoo soo jeediyey.

0
574

Baaq ku saabsan abaarta iyo sidii wax looga qaban lahaa ayaa siyaasiyiin Soomaaliyeed ay direen shalay oo ahayd maalin Talaado ah.

Baaqaa ayay u direen hayadaha samafalka iyo beesha caalamka iyo weliba deeqbixiyeyaasha si wax looga qabto abaarta ba’an.

Shir dagdag ah oo ay siyaasiyiintaasi isugu yimaadeen caasimada Muqdisho shalay madaxweynuhuna ka qeyb qaatay ayaa Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud uu ka sheegay in abaarta Soomaaliya meelaha qaar ay keentay macaluul.

Shirkaa ayaa gabagabadiisii hoggaamiyeyaashu ay sameeyeen guddi cusub oo qaran oo ka hortaga abaarta [new National Drought Committee].

In ka badan rubuc milyan Soomaali ah ayaa ku dhintay abaartii ba’nayd ee dalka soo martay sanadihii  2010 iyo 2012 intii u dhexeysay.

warsom2o11@gmail.com

hormuud-logosalaam-bankbeccotabaarak