Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud ayaa ugu hambalyeeyay ciidammada booliiska Soomaaliyeed 73 sano guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay oo ku beegan maanta. Madaxweynuhu, waxa uu xusay doorka ciidamada boliiska iyo kaalinta ay ka qaateen soo celinta nabad-gelyada dalka iyo difaaca dadka iyo dalka,wuxuuna kula dardaarmay qeybaha...
Iyadoo lagu wado in la doortay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ee sanadkan 2016ka, ayaa dhinaca kale waxaa soconaya olale ballaaran oo loogu jiro qabashada hogaanka sare ee baarlamaanka.
Waxaana soo if baxaya in Doorashadii dadbaneyd ee 2016 ay isu bedeleyso 2017,waxeyna u muuqataa Prof. Jawaari afar sano ka hor markii uu...
Taliyihii booliska Puntland ee gobolka Mudug ayaa xilka laga qaaday.
Si kastaba ha ahaatee, taliyihii booliska Puntland ee gobolka Mudug C/Waaxid Cabdulle Warsame ee xilkaa laga qaaday ayaa arinkaa ka biyo diiday isla markaana kasoo horjeestay.
Warqad shaqada looga qaadayay xilkii uu ka hayay ayaa waxaa usoo diray guddiga nabadda ee...
-Seddex Qof oo Somali ah ayaa lagu dhaawacay Masjid ay dad badani ku tukanayeen oo ku yaala magaalada Zurikh ee dalka Switzerland ka dib markii nin hubaysani uu rasaas ood-da kaga qaaday dadkii halkaa ku suganaa oo ay Somalidu ku jiraan.
Gawaarida gar-gaarka deg- deg-ga ah iyo booliska magaalada ayaa...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka codsaday Midowga Yurub inuu aad u caawiyo AMISOM.
AMISOM ayaa waxaa kujira ciidamo badan oo laga kala keenay dalal badan oo ku yaala qaaradan Afrika sida Uganda, Kenya, Jabuuti iyo Burundi. Kenya ayaa mar dambe oo ay iskeed u gashay Soomaaliya ku biirtay AMISOM.
Wuxuu...
Dowladda Soomaaliya ayaa safiir cusub u soo magacawday dalka Sweden oo aysan Dowladda Soomaaliya muddo dheer ku lahayn Safaarad iyo safiir.
Safiirkan ayaa lagu magacaabaa Cawaale Cali Kullane, kaasi oo Dowladda Soomaaliya horay ugu metelayay Qaramada Midoobay.
Danjire Cawaale ayaa wuxuu horay ula soo shaqeeyay Dowladdii KMG ahayd ee Shiikh Shariif...
Xalay maqribkii waqtiga bartamaha Yurub ayaa waxaa la weerarey Masaajid ku yaala bartamaha magaalada Zurich ee dalka Switzerland, halkaas oo lagu dhawaacay saddex qof oo uu ka mid yahay imaamkii tujiyay salaadda Maqrib, kaas oo magaciisa lagu soo koobey Sheekh Mustafa.
Weerarkan ayaa la sheegay in uu geystey nin bistoolad...
Munaasabado lagu maamuusayo xuska sanad-guuradii 73aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ciidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacaan qeybo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya.
Maanta oo kaliya ayaa sanad kasata ayaa la qabtaaa munaasabada lagu maamuusayo xuska sanad-guurada markii la...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay toogashadii lagu khaarajiyay safiirkii Ruushka u joogay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, xili uu ku sugaa goob xaflad ah oo lagu bandhigayay sawirada farshaxanka.
Ninkan oo la aqoonsaday ayaa la sheegay in uu ka tirsanaa ciidamada booliiska ee rabshadaha ka hortaga, ka hor...
Ka dib markii la aasay Nasiibo iyo Asmo oo ahaa laba gabdhood oo walaalo ah oo lagu dilay magaalada Ottawa ayaa waxaa isla markiiba gacanta lagu dhigay Muscab C/rixman Nuur oo ahaa ninka dilay labada gabdhood oo ay walaalo ahaayeen.
Muscab ayaa diiday in uu ka soo muuqdo maxkamad-da maalintii...

















