Saldhiggan oo noqonaya kii ugu ballaarnaa oo laga dhiso meel ka baxsan dalka Turkiga ayaa waxaa mar kaliya lagu tababari karaa 1500 oo Askari sida ay sheegeen saraakiisha Turkiga
Munaasabada furitaanka ayaa waxaa lagu wadaa in ay ka qeybgallaan mas’uuliyiinta ugu sareysa dalka, taliska military Turkiga, saraakiisha ciidamada AMISOM ee...
Waxaa lagu guuldareystay dadaalladii Nabadeed ee la doonayay in leysugu keeno dhinacyada isku haya siyaasada Galmudug oo hadda u muuqda mid khilaafkeedu sii xoogeystay.
Xildhaaanno ka tirsan labada Aqal ee dowladda oo halkaa u tagay in ay meel isugu keenaan dhinacyada iska soo horjeeda ayaa sheegay in madaxweyne ku-xigeenka iyo...
AMISOM iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku heshiiyay in shilkii dhowaan ka dhacay Isgoyska KM4 magdhow laga bixiyo, isla markaana labada dhinac sameeyeen guddi ka shaqeeya xalinta dhacdooyinkaasi.
Gudoomiyaha Gobolka Baanadir Thaabid Cabdi Maxamed ayaa xarunta Gobolka banaadir ku qaabilay Madax ka tirsan AMISOM oo kiiskan ay ka wadahadleen, waxaana...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii ku heshiiyay in la riixo abuuritaanka aag ka caagan xasaradaha oo laga hirgelinayo gobolka muhiimka ah ee Idlib ee waqooyiga Suuriya.
Hadafka arrintani ayay madaxdani ku sheegeen sidii loo dhameyn lahaa dagaalka sokeeye ee Suuriya.
Kaddib markii ay dhamaadeen...
Ra’iisal wasaarada Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa sheegay in la kordhinayo qorshaha Howlgalka Xasilinta, kaasi oo lagu nabadeynayo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Waxaa uu sheegay in mar walba nabad-galyada ku xiran tahay sida ay u wada shaqeeyaan ciidamada shacabka hadafkana uu yahay in magaalada iyo dalka oo dhan la nabadeeyo.
‘’Shacabka...
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa sheegay in dhawaan dalka soo gaari doonaan khubaro reer Yurub ah oo sida uu hadalka u dhigay qiimeyn ku sameyn doona habka bixinta Baasaboorka Soomaaliga.
Waxaa uu sheegay in ujeedada socdaalka khubarada reer Yurub ee imanaya tahay...
Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka soo degay taliyaha guud ee ciidamada Turkiga Hulusi Akar iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Waxaa taliyaha iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cade taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Axmed Jimcaale Geedi, danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Ambassador Olgan Baker, saraakiil ciidan...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab ay weerar is qarxin iyo mid toos ah ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowlada Soomaaliya ku lahaayeen deegaanka Bariire.
Weerarkan oo dhacay waaberigii hore ee saakay ayaa socday muddo waxaana dadka ku sugan deegaanada ku dhow...
Wasaarada duulista hawada dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaliya u bannaana tahay in ay go’aan ka gaarto arimaha la xiriira duulimaadyada, kaddib markii madaxweynaha Galmudug garoonka Cadaado uu ka mamnuucay diyaaradaha ka imanaya Muqdisho.
Maareeyaha Guud ee ee Hey’adda saadaasha iyo duulista hawada Soomaaliya Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf...
Wasiirka wasaarada ammniga gudaha Maxamed Abuurkar Isloow iyo taliye ku-xigeenka ciidamada booliiska Soomaaliyeed Jen Mukhataar Xusseen Afrax ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay falkii maalintii shalay lagu toogtay xoghayihii ururka Haweenka Qaranka Canab Cabdullaahi Xaanshi iyo wiil ay dhashay guddoomiyaha Ururka haweenka.
Wasiir Isloow ayaa sheegay in ay socdaan baaritaanno...

















