Monday, August 31, 2026
                    Xogahayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi aysan diyaar u ahayn xal u helidda khilaafka ka taagaan hanashada nukliyeerka ee Kuuriyada Waqooyi. Xogayhaya ayaa hadalkan shaaca ka qaaday isaga oo ku sugan caasimadda dalka China ee Beijing, waana markii u horaysay ee tan iyo intii...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar Ali Abdel Aal. Labad guddoomye baarlamaan ayaa ka wada hadlay xiriirka ka dhaxeeya labada Baarlamaan, sidii la isku weydaarsan lahaa waayo aragnimo iyo iskaashi la xiriira howlaha baarlamaanada labada dal. Sidoo kale labada guddoomiye ayaa yeeshay kulan...
Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Baay ayaa sheegaya in xalay madaafiic lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada sida ay warbaahinta u sheegeen goob joogayaal. Madaafiicdan oo loo adeegsaday hoobiye ayaa la sheegay in qeybo ka mid ay ku dhaceen garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo lama sheegin cid wax...
Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxba kama jiraan ku sheegay xil ka qaadistii la sheegay in lagu sameeyay Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka sida ay xalay Cadaado uga dhawaaqeen xildhibaanno ka tirsan maamulka. ‘’Guriga la leeyahay waa lagu shiray iyo halka aan ku xirranahay Anniga iyo madaxweyne ku-xigeenka 20...
Xildhibaannada labada gole ee labadii cisho ee la soo dhaafayba ku sugnaa Cadaado ayaa ku guuleystay in ay dibeda uga ssaaran magaalada ciidamo la sheegay in ay qeyb ka ahaayeen xasarada siyaasadeed ee Galmudug. Ciidamadan qaarkood oo sitay Tuutaha militariga Soomaaliya kuna hubeysnaa gadiidka dagaalka ayaa la sheegay in la...
 Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta xariga ka jaray saldhigga military oo dowladda Turkiga ay ka hergalisay magaalada Muqdisho. Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, wakiilo ka socday Beesha Caalamka, saraakiil ka kala socday Turkiga iyo Soomaaliya. Ra’iisal wasaaraha Soomaliya Xassan Cali Kheyre  oo...
                          Wasaaradda gaashaandhigga dowladda Soomaaliya ayaa biloowday qorshe la doonayo in lagu mideeyo ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan gobollada dalka, ayadoo dowladdu ay arimahaasi u xilsaartay gudiyo gaar ah oo tirakoob kusoo sameeya ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobollada Soomaaliya. Xubno ka tirsan gudiga taakuleynta ciidamada Soomaaliya oo...
  Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa eedeyn u jeediyay xildhibaannadii labada Aqal ee dhawaan Cadaado u tagay dhameynta khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhaxgalay mas’uuliyiinta maamulka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in xildhibaannada aysan marnaba ka run sheegin ka hadalka qodobada asalka u ah khilaafka ka taagan Galmudug. ‘’Annaga markii aan is...
  Dowladda Kenya ayaa ka digtay weeraro ay soo qaadaan xoogagga Al-shabaab oo ka dhaca magaalada Mandera iyo deegaannada dhaca gobolka Waqooyi Bari Kenya Dowladda ayaa sheegtay in ay jirto cabsi la xiriirta weeraro ka dhaca magaalo xeebeedyada dalka Kenya , halkaasi oo ay ku badan yihiin dadka ka yimaada dalalka...
Donald Trump ayaa aqbalay iscasilaadda xoghayihiisa caafimaadka Tom Price oo ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi. Tom Price ayaa cadaadis xooggan la kulmay kaddib markii ay caddaatay in uu diyaarado khaas ah uu ku aaday safarro shaqo. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu aad uga xumaaday tilaabada oo uu qaaday wasiirka...