Ku Dhawaad Sodon Xisbi Siyaasadeed oo Muqdisho Kulan Ku Yeeshay Qodobo Muhiim ahna Kasoo Saarey.

0
52

Kudhawaad Sodon Xisbiyada Siyaasada ee Dalka Soomaaliya Ayaa Maanta Kulan Ku Yeeshay Xarunta Dhexe ee Xisbiga ILEYS oo Ku Taal Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir Iyadoo uu Kulanka Warbixin Ka Jeediyey Hugaamiyaha Xisbiga ILEYS C/qaadir Cosoble ahna Xildhibaan Barlamaanka Ka Tirsan,Waxeyna Xisbiyadu Ka Doodeen Ajende Sadex Qodob Ka Koobnaa,Iyadoo Falaqeyn Kadib Laysku Afgartey Lana Soo Saarey Warsaxaafadeedkan.

Xisbiyada siyaasada dalka oo maanta kulanka ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoona ka wadahadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka uu marayo xilligaan, waxayna ugu dambeyn ka soo saareen qoraalkaan hoos ku qoran.

Img 20190430 Wa0238
Img 20190430 Wa0238
Img 20190430 Wa0241
Img 20190430 Wa0241
Img 20190430 Wa0241