Sunday, June 14, 2026
Rag Ku Hubeysan Biskoolado ayaa Habeenkii xalay degmada Waabari ku dilay nin rayid ah oo ka mid ahaa dadka xaafada degan, iyadoona ay baxsadeen kooxihii dilka geystay. Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Ayaa U Xaqiijiyey Dadka deegaanka in kooxaha hubeysnaa ay ninkan ku dileen meel lagu shaaho, waxaana kadib...
Ra'iisalwasaaraha xukuumada soomaaliya cabdi faarax shirdoon ayaa baarlamaanka horgeeyey xubno isugu jira wasiiro dawladeedyo iyo wasiir ku xigeeno,gaaraya 25 xubnood shan wasiiro dawladeed iyo labaatan wasiir kuxigeen kuwaasoo ka dhimanaa xukuumada ka kooban tobanka wasaaradood. Baarlamaanka oo markii hore muujinayey in ay ka hor imaan doonaan ayaa maanta si lama...
Culimada cilmigu maalin walba hore ayey u socdaan waxeyna soo saaraan marba marka kadanbeysa dunida kusoo kordhiya wax cusub ayaa maanta keeney wax lala yaabey taas oo ah in cunidda bariiska laga qaado xanuunka macaanka. Quburada caalamka keeney warkan ayaa shaki gelisey dad hadda nool oo waalidiintoodi ay u dhinteen...
Ciidamada dalka burundi ee Amisom ayaa baaritaano ka bilaabey magaalada marka xarunta gobolka sh/hoose,kuwaasoo marka ku sugnaa in mudda ah,tan iyo intii ay baneeyeen dagaalyahanada alshabaab. Ciidamada burundi ayaa qeyb ka ah kuwa huwanta isbaheysatada soomaaliya,isla markaana ka anshax wanaagsan kuwa uganda,waxeyna qeyb u heleen gobolka sh/hoose,isla markaana mar hadii...
Wararka naga soo gaaraya meelo kala duwan oo gudaha dalka soomaaliya ah ayaa lagu soo waramayaa in ay geysteen qasaare dhimasho iyo dhaawac ah. Qaraxa koowaad wuxuu ka dhacey marka degmada shalaanbood meel ay ku qayilayeen askar dawlada ka tirsan ayuu ka dhacey khasaaraha lama xaqiijin balse goob joogayaal ayaa...
Ahlusunada gobolada dhexe ayaa sheegtey in ay qabteen labo nin oo ajnebi ah ayna uga shakisanyihiin xiriir in ay la leeyihiin alqaacida,iyagoona sida la sheegey sharcidarro iyo vissa la'aan kusoo galey guriceel. Muuse macalim oo ah taliyaha nabadgelyada magaalada guriceel ayaa xaqiijiyey qabashada labadan nin iyo dad kale oo iyagana...
Wasiirka arrimaha gudaha c/kariim xusen guuled oo dhawaan gaarey kismaayo isaga iyo wafdi uu hugaaminayey ayaa maanta shir la qaatey odey dhaqameedyo sida la sheegey kasoo kala jeeda beelaha wada dega magaalada kismaayo. Wasiirka oo la hadlayey odey dhaqameedyada ayaa sheegey in aysan jirin wax ay isku diidanyihiin dawlada...
Hawl gallo isdaba joog ah isla markaana habeen iyo maalin ah ayaa laga dareemayaa degmooyinka gobolka banaadir qaarkood,hawl galadan oo ay iska kaashanayaan ciidamada dawlada soomaaliya iyo kuwa la baxey boliska amisom ayaa bilaabey beryahan in ay qab qabtaan qoryaha sida sharci darada ah loogu wato magaalada dhexdeeda ...
Shir uu yeeshey xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna gudoominayey gud.kuxigeenka xmjs md. Cali Maxamed Nuux Timajilic ayaa lagaga hadley qodobo dhawr ah oo la xiriira xaalada dalka iyo geedi socodka dawladnimo. Shirka ayaa waxaa lagu taageerey talaabadii ay xubnaha barlamaanku ku celiyeen miizaaniyad sanadeedka 2013ka,iyagoo sabab uga dhigey qodobo muhiim...
Wafdi uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha c/kariim xuseen guuleed ayaa markii ugu horeysey kismaayo gaarey iyadoo ay kusoo dhaweeyeen maamulka kmg ee uu hugaamiyo sh axmed madoobe. Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa magaalada loo sii dhaadhiciyey iyadoo amniga maanta si weyn loo sugayey,maadaama ay xarakada alshabaab ay soo qaadaan weeraro kudhufoo...