Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo ayaa maanta si rasmi ah loogu magac daray madaxweynihii hore ee Soomaaliya AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed.
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo munaasabadii aaskia qaran ee marxuumkaas loo sameeyey ka hadlay ayaa arintaas shaaca ka qaaday.
Wuxuuna intaas ku daray in uu go’aankaas kala tashaday madaxda...
Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 18 jun 2019, shir ballaaran ku yeeshay Xarunta Dhexe ee Xisbiga Midnimo Qaran qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka kuwaasoo ka arrinsanayey xaaladda uu dalka ku jiro.
Axsaabta ka soo qayb gashay shirka Dood iyo falanqayn dheer kadib, Waxay Kasoo Soo Saareen...
Sida uu daabcay Wargeyska New Version ee ka soo baxa dalka Uganda Ciidamada Uganda ee qaybta ka ah howl galka AMISOM ayaa la sheegay in ay tababar siyeen 10 dagaalyahanno oo Xarakada Al Shabaab ka tirsan sida ay ku amreen Taliyaashooda.
Laba alifle Jackson Byabagambi ayaa Maxkamada Milatari oo ku...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa markii ugu horraysay ka hadashay ganacsato Soomaaliyeed oo lagu xirxiray dalka Turkiga, kuwaas oo ay markii dambe gacan ka geysatay siidayntooda.
Safaaraddu waxay sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay in loo qabtay muddo soddon maalmood ah in ay dalka kaga baxaan, oo dib...
Ganacsade kasoo jeeda dalka kenya ayaa la sheegayaa in cuna qabateyn la saarey isaga iyo lix nin oo kale,ninkan oo lagu magacaabo abukar shariif axmed kana soo jeeda gobolka xeebta magaalada mombasa ganacsadahan oo ah nin muslim ah ayaa waxaa lagu eedeeyey in uu taageerey xarakada mujaahidiinta alshabaab sida...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa Axadda ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada Guddoonka Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, taas oo lagu waday inay dhacdo 18-ka May 2026.
War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in hakinta doorashada ay la xiriirto sugitaanka go’aanka Maxkamadda Sare...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM
Booliiska Kenya ayaa sheegay maanta oo Arbaco ah in afar askartooda ka tirsan lagu dhaawacay weerar gaadmo ah oo kooxo hubeysan ay shalay ku qaadeen kolonyo gaadiid ah oo ay ciidamadooda wateen xilli ay kasoo bas ay kooxo hubeysan ku weerareen Dhadhaab.
Taliyaha booliiska gobolka Waqooyi-bari ee dalka...
Shirkadda Turkish Airline ayaa u balanqaaday dowladda Somaaliya in ay tababar siin doonto duuliyayaal cusub oo loo qaadan doono shirkadda diyaaradaha Somali Airlines iyadoo dhanka kalana tababar kooban (Refreshment) ah la siin doono qaar ka mid ah duuliyayaashii hore ee shirkaddii Somali Airlines.
Maareeye ku-xigeenka garoonka Adan Cadde, Capt. Ceydaruus...
C/ Faarax Shirdoon Saacid Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho gudi gaar ah oo madax banaan kaasoo baaritaan ku sameeya Xufsiga Haweynka Iyo dilalka loo geysto suxufiyiinta Somaliyeed.
Ra'iisul Wasaaraha Ayaa U sheegay qeybaha kala duwan ee Ururada bulshada rayidka, iyadoo gudigan uu ka kooban yahay 13-xubnood...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furamayo Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Shaati-guduud ee magaalada Baydhabo si diirran ugu soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed Mudane...













