Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 18 jun 2019, shir ballaaran ku yeeshay Xarunta Dhexe ee Xisbiga Midnimo Qaran qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka kuwaasoo ka arrinsanayey xaaladda uu dalka ku jiro.
Axsaabta ka soo qayb gashay shirka Dood iyo falanqayn dheer kadib, Waxay Kasoo Soo Saareen War Saxaafadeed ka Kooban Dhowr Qodob:-
Xisbiyada Kulanka Isugu Yimid oo uu Kamid Ahaa: XISBIGA (HALDOOR)
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA KUWA KALE:-
WAR SAXAAFADEEDKA

















